Saudi Arabia’s KSrelief distributes 1,000 school bags in Somalia
RIYADH: The King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSrelief) handed out 1,000 school bags in the Sahel region of Somalia ahead of the upcoming academic year, the Saudi Press Agency reported.
The bags and stationery items have directly benefited 1,000 Somali students, SPA added.
Elsewhere, KSrelief funded an ambulance service system in Lebanon that is being operated by the Souboul...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo maanta magacaabis sameeyay – Akhriso
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabahadaha Wata.
Ra’iisul Wasaaruhu markuu tixgeliyay baahida loo qabo in la dardargeliyo ka hortagga sababaha aasaasiga ah ee dhaliya ama dhiirigeliya fikirka xagjirka ah ee...
Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Shirkaan oo 2 maalin socon doona ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xeerka mideynta Cashuuraha, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta oo dhawaan la filayo in la soo gaba-gabeeyo.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka...
Somaliland army shelling leaves six dead in the disputed LasAnod city
LAS ANOD, Somalia - At least six people, including children and a traditional elder named Amir Jama Mohamed Digale, have been killed in Somaliland army shelling on LasAnod city.
The SCC-Khatumo forces responded to the mortar bombing of Somaliland which led to sporadic fighting taking place in the east of the city, according to the residents.
The Somaliland forces stationed at...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Catriona Laing + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing oo uu wehliyo Mudane Paul Partner oo ah sarkaal UNSOM u qaabilsan arrimaha siyaasadda.
Guddoomiyaha iyo Wakiilka XG ee QM waxay si ka wada hadleen, xaaladda guud ee Dalka, arrimaha dib u eegista Dastuurka ee...
Dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la dhagax-dhigay
MUQDISHO (SMN) - Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarun wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo markii ugu horeysay ay si gaar ah u yeelanayso.
Munaasabadda dhagax dhiga oo uu goob joog ahaa wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhismaha xaruntaan ay baahi weyn u qabto...
Shil khasaare geystay oo maanta ka dhacay duleedka degmada Bardaale
BARDAALE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta shil gaari oo geystay khasaare kala duwan uu ka dhacay duleedka degmada Bardaale ee gobolkaasi
Shilka ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari Caasi ah oo ay la socdeen dad shacab ah, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay shilkan...
Faah-faahino ka soo baxaya madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo ay saaka ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC isku weydaarsadeen bariga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in qaar kamid ah madaafiicda ay ku dhaceen xaafado ku yaalla gudaha magaalada, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan...
Somali special forces raid Al-Shabaab bases near Kismayo city
KISMAYO, Somalia - The specially U.S-trained forces from SNA's Danab commando brigade raided villages under Janay Abdale in the Lower Jubba region, south of Somalia.
In the operation, the army killed 7 of the fighters of the Al-Shabaab group, who were at a training base during a gunfight that lasted for several hours, according to the residents.
The commander of the...
Somali Govt says army killed 23 militants, including Al-Shabaab commanders
BULA FALAY, Somalia - The SNA forces carried out a planned operation targeting various centers of the Al-Shabaab group in Buulo Fulay town of Bay region, Southwest State.
A statement issued by the government said that the SNA targeted administrative offices, a garage for explosives preparation, and a checkpoint manned by Al-Shabaab fighters.
During the operation, the federal government said that...












