Madaxweynaha JF oo qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed.
Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka wadahadlay arrimaha horumarinta bulshada (SDG), xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya, dhammeystirka...
Nin Soomaali ah oo weerar ka geystay dalka Talyaaniga + khasaaraha
Nin la rumaysan-yahay inuu yahay Soomaali ayaa Talyaaniga ku tooreeyay afar qof oo uu ilmo yar ku jiro kaddib markii la weydiiyay tikitka uu ku raacayay baska oo u socday magaalada Rimini ee dalka Talyaaniga.
Wuxuu mindi ku weeraray labada gabdhood ee qaabilsanaa hubinta tikidhada ee baska ka hor inta uusan baxsan.
Ninka ayaa sii waday weerarka isagoo saddex qof oo...
Man Injures 5 People, Including Child, in Bus Stabbing Attack in Italy – Reports
A Somali citizen injured five people in a stabbing attack in Rimini, in Italy’s Emilia-Romagna region, Corriere di Bologna reports.
The attack occurred shortly after 7 pm local time (17:00 GMT) on Saturday.
The 26-year-old suspect was traveling without a ticket on a bus going from Riccione to Rimini.
He first stabbed two women who were checking tickets and then injured three...
R/wasaare Rooble oo amar culus soo saaray – maxaa soo kordhay?
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo saaray amar culus oo ku socda hay'adaha dowladda, gaar ahaan wasaaradda maaliyadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Rooble ayaa amar ku bixiyey in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta hey’adda IMF ee qoondada dowladda federaalka, iyadoo aan ogolaansho laga helin xafiiskiisa.
Sidoo kale wasaaradda maaliyadda ayaa waxaa...
Baarlamaanka HirShabelle oo isku diyaarinaya doorashada aqalka sare
Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa haatan isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa la diiwaan-geliyay qaar ka mid ah musharraxiinta u tartamaya kuraasta sideeda ah ee taalla magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, waxaana ciidamada booliska ay howl-gallo ka wadaan gudaha magaalada Jowhar.
HirShabelle...
Puntland forces carry out operations ahead of election
Puntland security forces have carried out operations in Jariban and Galdogob districts as the regional state is preparing for the election of the Lower House chamber.
The operation resulted in the arrest of a network of drug dealers, Puntland security officials said on Sunday.
The regional Officials also noted that the people will be put on trial in accordance with the...
Gunmen kill local councilor in Las’anod
Abdirizak Ahmed Elmi (Cardoofe), a member of the Las Anod district council, was shot dead last night in the center of the town.
He was reportedly shot dead by gunmen near his home and later fled the scene.
Somaliland security forces also arrived at the scene after the killing, conducting operations in parts of Las Anod district, the capital of Sool...
Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey gobolka Mudug + Ujeedka
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland ay howl-gallo ka sameeyeen degmooyinka Jarriiban iyo Galdogob ee gobolkaas.
Howl-galladan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay shabakado isku xiran oo ka ganacsada maan-dooriyaha Khamriga, sida ay shaaciyeen saraakiisha ammaanka ee Puntland.
Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay in dadkaasi la soo taagi doono...
DF oo bulshada ku dhiira-gelisay qaadashada talaalka cudurka Covid-19
Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey sidii Bulshada looga baraarujin lahaa in ay qaataa talaalka kahortaga cudurka Covid_19 si looyareeyo faafitaanka cudurka
Kulanka ayaa waxa uu u dhaxeeyey xunbno ka socdey Wasaraadda Caafimaadka Koonfur Galbeed , Wakiilo ka kala socdey Hay-adaha SOS ,WHO , Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada .iyo Gudoomiyaasha Kaamamka barakacyaasha Baydhabo.
Kulanka oo qeyb...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeelanayo wafdi ka socda QM
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow madaxtooyada waxa uu kulan kula qaadan doonaa ku xigeenka xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J. Mohammed iyo wafdi heer sare ah oo ka tirsan xarunta Qaramada Midoobey.
Farmaajo iyo ku xigeenka xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlaya arrimaha horumarinta bulshada (SDG), awoodsiinta siyaasadeed ee haweenka iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka.
Jamhuuriyadda Federaalka...











