Puntland sends troops to fight Al-Shabaab in neighbouring state
Somalia's semi-autonomous region of Puntland said on Friday it had sent forces to the neighbouring region of Galmudug to help the military there push Al-Shabaab Islamist militants out of a strategic town they captured last month.
Al-Shabaab fighters last month attacked a military base in the Galmudug town of Amara and took control of it after battling with government special...
Farmaajo oo maamuus u sameeyey xulka ku guuleystay ciyaaraha Puntland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Xulka ku guulaystay Koobka Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha oo Xulka ugu hambalyeeyey guushii ay gaareen ayaa xusay ahmiyadda ciyaaruhu ay u leeyihiin xasilloonida, isdhexgalka dhallinyarada iyo horumarka dalkeenna, waxa uuna tilmaamay sida ay muhiimka ugu yihiin la dagaallanka xagjirnimada iyo maandooriyaha,...
Xubno ka socda guddiga heer federaal ee doorashada oo gaaray Jowhar
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Guddoomiye Mataan iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jowhar kulan kula qaatay guddiga maamulka doorashooyinka Hirshabeelle, waxaana sidoo kale, kulanka goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee madaxtooyada Hirshabeelle.
Xoghayaha guddiga doorashooyinka Hirshabeelle Maxamed Xuseen Xeyte ayaa soo dhoweyn ka...
Wararkii ugu dambeeyey dhalinyaradii lagu afduubtay degmada Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu sii daayo sedex dhalinyaro ah oo shalay laga afduubtay xaafadda Howlwadaag.
Afduubka dhalinyaradan ayaa la xiriirinayaa kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsanayd sirdoonka Soomaaliya oo dawladdu sheegtay in Al-Shabaab ay dileen balse shabaabku iska diideen inay ku lug lahaayeen dilka gabadhaasi.
Dadka afduubka gaystay ayaa ku hayb...
UN urges urgent support to scale up life-saving assistance in Somalia
The UN humanitarian agency on Thursday called for sustained funding to enable aid agencies to scale up life-saving assistance in Somalia.
Adam Abdelmoula, Humanitarian Coordinator for Somalia, said in a statement issued in Mogadishu that with limited resources and funding, humanitarian agencies in Somalia need urgent support to provide timely response.
Abdelmoula said as the Somalia Humanitarian Funding (SHF), a multi-donor...
Faah faahino kasoo baxaya howl-gallo laga sameeyey magaalada Jowhar
Ciidamada amniga ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga saaka waxa ay ka sameeyeen qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafadda Hanti-wadaag oo xalay weerarro Bam loo adeegsaday ay ka dhaceen.
Saaraakiisha hoggaamineysay howl-galka ayaa waxa ay shaaciyeen inuu u dhacay sidii loogu talagalay, isla-markaana ciidamada amniga si wanaagsan ula dhaqmeen shacabka.
Magaalada Jowhar ayaa dhawaan martigelineysa doorashada xildhibaanada golaha Aqalka...
Goodax Barre ‘Raalli-gelin deg-deg ah ha bixiso wasaaradda waxbarashada”
Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ka hadlay xiisadda u dhexeysa wasaaradda waxbarashada iyo gobolka Banaadir.
Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in laga haboon-yahay is qab-qabsiga haatan u dhexeeya labada dhinac, wuxuuna tilmaamay inuu jiro heshiis waxbarasho oo ay horey labada...
Somalia foreign minister holds phone talks with his Oman counterpart
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Mohamed Abdirisak on Thursday, made a telephone call with his Omani counterpart Badr bin Hamad bin Hammoud Al-Bousaidi.
During which the strong bilateral relations Connecting the two brotherly countries and the latest developments at the regional and international levels.
The ministers also examined ways to enhance cooperation and mutual coordination in the relevant...
Dagaallo culus oo dib uga billowday dalka Afgaanistaan
Dooxada Panjshir ee Afgaanistaan oo ah meesha kaliya ee aanan ku jirin gacanta Kooxda Daalibaan ayaanan weli kala caddeeyn cidda gacanta ku hayso xilli uu soconayo dagaal culus.
Warar ay faafiyeen Maleeshiyaadka Daalibaan ayaa lagu sheegay inay qabsadeen aaggaasi, hasayeeshee dagaalyahannada wax iska caabbinta ayaa arrintaasi beeniyay.
Amrullaah Saalax oo ka mid ah sarakiisha xooggaga wax iska caabbinta, ayaa waxba kama...
Xildhibaano ka tirsan HirShabelle oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Jowhar
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo geystay khasaare dhaawac ah.
Weerarkan ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday guri ay ku sugnaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka HirShabelle, waxaana kasoo gaaray dhaawacyo kala duwan.
Wararka ayaa...













