Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir Dubbe oo markale ka hadlay xiisadda ka taagan Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xilli uu khudbad ka jeedinayay xafladda Qalinjebin ah waxa uu sheegay in fanaaniinta reer Suudaan oo ay ka mid tahay Nada Naada Al-Qalcah ay rabaan inay barnaamij ku qabtaan tiyaatarka Qaranka Soomaaliya taas oo hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada ee Soomaalida. "Safiirka Suudaan ayaa ii yimid oo igu yiri fanaaniin reer Suudaan...

Puntland oo ku biirtay dagaallada ka socda deegaanada Galmudug

Puntland ayaa Galmudug u dirtay ciidan leh istaraatajiyad dagaal, kuwaas oo ka hawlgeli doono qeybo kamid ah Mudug oo todobaadyadii u dambeeyey kolba dhinac la riixayey, sida uu BBC-da u sheegay Gudoomiyaha Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in isbahaysigan cusub uu marka dambe horseedi doono in laga heshiiyo arrimo badan oo ay kamid...

Wararkii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Golaha Aqalka Sare

Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada Jowhar kula qaateen Guddiga Baarlamaaniga ah ee qabashada doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare. Kulanka oo uu guddoominayay Afhayeenka Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cabdi xakiin Luqmaan Xaaj Muxumed ayaa gogol xaar waxaa uu u ahaa wadashaqeynta Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle iyo Guddiga heer Baarlamaan ee qabashada doorashada Aqalka Sare...

Duqa magaalada Muqdisho oo furay waddo u xirneyd arrimo amni

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku sameeyay dhismaha Wadada dheer ee degmada Deyniile oo meel wanaagsan mareysa. Dhismaha wadadan oo muhiim u ah isku socodka Caasimadda iyo dalxiiska deegaanka ayaa mas’uuliyiinta waxa ay ku sameeyeen kormeer socod ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Buurhakaba

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin halkaasi, waxaana kadib xigay dagaal toos oo sidoo kale ay ku biireen ciidanka...

Maxay ka wada-hadleen dowladaha Soomaaliya iyo Qatar?

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa wada-hadallo dhanka  taleefanka ah la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Qatar, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaas Sheikh Mohammad Bin Abdulrahman Al-Thani a, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya xaaladda labada dal iyo tan sidoo kale gobolka. Labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda u saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 8 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 71 ruux. <span;>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay...

Ciidamada Puntland oo howl-gal ka fuliyey buuraleyda gobolka Bari

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee Gobolka Bari. Hawlgalkan oo lagu xaqiijinayay Amniga Gobolka ayaa laga sameeyay buuraleyda Il iyo camayra, ceel-unkud, muguc iyo karin-dawaco, sida uu sheegay Telefishinka dowladda Puntland. Hawlgalka waxa hoggaaminayay Taliyaha ciidamada difaaca ee Silsiladda Golis G/Sare Saciid Nuur...

US does have troops in Somalia and Yemen, contrary to Psaki and Sullivan

White House press secretary Jen Psaki falsely claimed the United States does not have any troops in Yemen or Somalia while defending the full U.S. military withdrawal from Afghanistan. Psaki argued the U.S. would be able to conduct counterterrorism operations in Afghanistan without troops there, based on the examples of Yemen and Somalia, where the U.S. does in fact have...

Al-Shabab leader surrenders in central Somalia amid operations

Somali National Army (SNA) confirmed Tuesday a senior al-Shabab leader surrendered to the government forces in the central town of Dhusamareb, the capital of Galmudug state. The SNA said Ali Ibrahim has been the head of the al-Qaida allied terrorist group’s health office in the Galgaduud region for years. The SNA Radio said that the long-time al-Shabab health official surrendered to...

WARAR KALE

IGAD oo cambaareysay Safaaradda Somaliland ee Qudus, kuna baaqday in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya

JABUUTI, Juun 18 – Xoghaynta Urur-goboleedka IGAD ayaa mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed iyo madax-bannaanida siyaasadeed...

IGAD Condemns Somaliland’s Jerusalem Embassy, Reaffirms Respect for Somalia’s Sovereignty

June 18, 2026: The Secretariat of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) reaffirms its commitment to the sovereignty, unity, territorial integrity, and political independence...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in saldhig militari oo Israa’iil leedahay aan la diidi karin

QUDUS – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in uusan meesha ka saari karin suurtagalnimada in mustaqbalka saldhig militari oo Israa’iil leedahay laga...