Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dib u dhac ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka + sababta

Dib u dhac ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka ee la filayey inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirkan oo uu iclaamiyey ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayaa dardar gelinta arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, gaar ahaan tan Golaha Shacabka. Sidoo kale ajandaha shirka waxaa qeyb ka ah diyaarinta habraaca doorashooyinka Aqalka Hoose iyo...

DF Soomaaliya oo warbixin cusub ka soo saartay xaaladaha Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay,  5 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 41 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (60) Puntland (48), Somaliland...

Al-Shabaab claims victory over battle against Somali troops

Al-Shabaab fighters have claimed victory in recent hours in clashes with government and Galmudug forces in the southern Mudug region. A statement from the Al-Shabaab said fighting was reported to have killed at least 30 soldiers and officers, including, also injured dozens of other military forces. Al-Shabaab also claimed to have captured the commander of the Galmudug state navy, identified as...

Somali PM visits the country’s embassy in Cairo

Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble visited the Somali embassy in Cairo and encouraged the ambassador and embassy staff to strengthen their work for the nation. The Prime Minister inspected the premises of the embassy, ​​where he met with staff and officials at the center and briefed them on the general situation in the country. Roble is in Egypt for an...

Galmudug details anti-al-shabaab operation in Mudug

Galmudug state information minister Ahmed Shire Falagle who spoke to the media gave details about the clashes that took place in the south of Mudug region. Falagle said yesterday's clashes inflicted heavy casualties on al-Shabaab and killed many fighters, but gave no details on the number. The Galmudug information minister also pointed out that the offensive of the government forces and...

Ra’iisul Rooble oo booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee Masar

Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya  ee magaalada Qaahira,safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ayuu ku dhiirigeliyay sii xoojinta howsha ay Qaranka u hayaan. Ra’iisal wasaaraha Xukumadda  Federaalka ee Soomaaliya ayaa Kormeeray qeybaha  ay ka koobantahay   safaaradda,kalaasi oo u kula kulmay howl wadeennadda iyo masuuliyiinta ka howl galah xarunta waxaana  uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka. Sidoo...

Maxaa iska bedalay qorshaha Turkiga ee dalka Afghanistan?

Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo markii ay la wareegtay xukunka dalka, waxaa sidaas sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mevlut Cavusoglu. Wasiira ayaa hadlay maalin kadib markii ilo-wareedyo amni oo Turkish ah ay sheegeen in Ankara ay meesha ka saartay qorshe ay dooneysay...

Shir u dhexeeya DF & Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka tirsan  Hay’adaha Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah, Wasiirada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji,Wasiirka  Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Saraakiil ka tirsan hay’adaha Amniga, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka Golaha Midowga Africa, Fiyoona Looran,...

Al-Shabaab oo war ka soo saartay dagaallo ka dhacay gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa guullo ka sheegtay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug ay kula galeen koonfurta gobolka Mudug. War rasmi ah oo ka soo baxay Al-Shabaab oo looga hadlay dagaalladaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay ku dileen ugu yaraan 30 askari oo saraakiil ay ka mid yihiin, sidoo kalena ay ku dhaawaceen tobaneeyo kale oo ka tirsan...

Maxay isku hayaan xubnaha guddiga doorashooyinka dalka?

Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka. Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan habraaca khilaafka dhaliyay waxaa kamid ah in guddiga xulidda...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...