Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali special forces arrest Al-Shabaab suspects in operation near Afgoye town

MOGADISHU, May 22, 2026 — Somalia’s elite Danab special forces carried out a planned security operation in areas near Afgoye district in the Lower Shabelle region, arresting suspected Al-Shabaab members and seizing weapons, military officials said Friday.   The operation was conducted by the armored unit of the Danab commandos and targeted areas under Afgooye, southwest of the capital, Mogadishu, according...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galay Shir Caalami ah

Madrid, Spain — Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Madrid ee dalka Spain, kaas oo cinwaankiisu ahaa “Iskaashiga La-dagaallanka Argagixisada ee Afrika.”   Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee la dagaallanka argagixisada...

Safiirka Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo u Gudbiyay Madaxweynaha Mauritaaniya

Nouakchott, Mauritaaniya — Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Ahmed Hassan, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Mudane Mohamed Ould Cheikh El Ghazouani, isaga oo si rasmi ah ugu noqday Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Mauritaaniya.   Munaasabadda gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Nouakchott, iyadoo ku qabsoontay jawi daggan oo...

Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo Ankara Kula Kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga

Ankara, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta kulan muhiim ah magaalada Ankara kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Dowladda Turkiga, Abdulkadir Uraloglu.   Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin iyo la-taliyeyaal ka socday labada dhinac, iyadoo diiradda lagu saaray...

Cudurka Ebola oo ku fiday deegaannada ay maamulaan maleeshiyada M23 ee Bariga Congo

Bukavu, DR Congo — Cudurka Ebola ee ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa ku fiday gobolka Koonfurta Kivu, gaar ahaan deegaannada ay gacanta ku hayaan maleeshiyada M23 ee ay Rwanda taageerto, sida uu sheegay afhayeen u hadlay kooxdaasi Khamiistii.   Faafitaanka cusub ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo in cudurka dilaaga ah uu si weyn ugu faafo...

Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Cambaareysay Furitaanka Safaarad Ay Somaliland Ka Yeelaneyso Qudus

Jeddah — Xoghaynta Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareysay wararka sheegaya  maamulka Somaliland ay qorsheyneyso in waxa loogu yeero safaarad inay ka furato magaalada Qudus la haysto (Jerusalem).   Bayaan kasoo baxay Xoghaynta Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay si cad uga hor imaaneyso go’aannada beesha caalamka, qawaaniinta Axdiga Qaramada...

Ciidanka Danab oo Howlgal ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Degmada Afgooye

Afgooye, Shabeellaha Hoose — Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubka gaadiidka gaashaaman, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgalka oo si xeeladaysan loo abaabulay ayaa oo ahaa mid qorsheysan, ayaa ciidamada ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan xubno ka tirsan Al-Shabaab oo watay hub iyo agab loo adeegsan...

Somalia, Turkey discuss stronger media and cultural cooperation

MOGADISHU, May 21, 2026 — Somalia’s Information Minister Abdifatah Qasim Mahmoud held talks on Wednesday with Turkish Ambassador to Somalia Alper Aktaş on strengthening bilateral cooperation in media, culture and communications, officials said.   The meeting in Mogadishu focused on deepening the longstanding ties between Somalia and Turkey, particularly in the fields of information, cultural exchange and media development. According to the...

Safiirka Turkiga oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya

Muqdisho, 21, May, 2026--- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee iskaashiga iyo walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka iyo horumarinta iskaashiga warbaahinta labada...

Egypt condemns opening of so-called Somaliland embassy in Al-Quds

CAIRO - Egypt strongly condemned the illegal and unacceptable move concerning opening the so-called “Somaliland" embassy in Al-Quds (occupied East Jerusalem) in a blatant violation of international law and relevant international legitimacy resolutions, representing a direct infringement on the legal and historical status of occupied Jerusalem.   Egypt affirmed in a statement issued on Thursday, May 21, 2026, by the Ministry...

WARAR KALE

Booliiska Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal Ka...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...

Somali Opposition Warns Against Search of Former Army Chief’s Home

MOGADISHU, Somalia — Somalia's opposition coalition on Saturday warned against what it described as plans to search the residence of former Somali National Army...

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...