Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Askarigii rasaaseeyey gaariga Agaasimaha Shabelle oo la xiray

MUQDISHO, Soomaaliya - Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa caawa soo gaaray Xarunta Warbaahinta Shabelle, isaga oo muujiyey inuu aad uga xun yahay falkii lagu rasaaseeyey Agaasimaha Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud.   Sidoo kale Taliye Farxaan Qaroole ayaa la wadaagay maamulka sare ee Warbaahinta Shabelle in la xiray askarigii galabta rasaaseeyey gaariga uu saarnaa Agaasimaha, wuxuuna...

A policeman arrested for irresponsibly firing at SMN director’s car in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Benadir Regional Police Commander Farhan Mohamud Qaroole arrived at the Shabelle Media Network HQs in Mogadishu tonight, to share his regret over the shooting of the car of SMN Director Abukar Sheikh Mohamud by a policeman on the Makka Al-Mukarama street.   General Farhan Qaroole confirmed that the soldier who irresponsibly fired bullets at the director's car this afternoon has...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida Prof Gaandi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo ahaa mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii uu Marxuumku ku lahaa dowlad dhiskii Soomaaliya iyo muddadii dheerayd ee...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo safiirka UK ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda, horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha beni’aadminimada. Dawladda Ingiriiska aya ka mid ah Dawladaha...

MW Farmaajo oo ciidanka ku bogaadiyey hanashada Hoggaaminta Howlgallada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war-bixin wadajir ah ka dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM. Madaxweynaha ayaa tilmaamay qiimaha ay leedahay, iyadoo aynu ku jirno Maamuuska Sannad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed in geesiyaasheenna Ciidammada...

Somalia opposition warns of potential unrest after police chief fired

Potential for unrest in Somalia, warn opposition lawmakers after the police chief was fired for opposing a move by President Mohamed to extend his term. On Saturday, military soldiers guarded the former police chief Sadaq Omar Hassan. The rift could see forces turn on each other and create an opportunity for...

Roadside blast in Somalia kills top military commander

At least two people, including a top national army commander, were killed when a roadside bomb targeted a military vehicle outside Bal'ad, Middle Shabelle region, an official said on Saturday. The attack occurred near Gololey on the outskirts of Bal'ad, an agricultural town 40 kilometers (24 miles) from the capital, Mogadishu.

Booliska HirShabelle oo gacanta ku dhigay nin bam ku tuuray fariisin ciidan

Ciidamada Booliska dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa gacanta ku dhigay nin xalay bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamada ammaanka ay ku leeyihiin Warshaddii hore Isnaay ee Sonkarta ee magaalada Jowhar. Laamaha amniga ayaa sheegay in ay haataan wadaan baaritaano ku aadan shaqsigaasi oo lagu xiray saldhigga Booliska ee maagaaladaasi. Qabashada ninkan ayaa...

Bargaan oo xalay guul ka gaartay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir

Tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle waxaa xalay ku loolamay deegaanka Bargaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud iyo degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir. Bargaan iyo Boondheere oo ku wada jiray group-ka C ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha deegaanka Bargaan. Cali Cumar Cabdalle oo ka...

Sawirro: Howl-gallo ballaaran oo laga sameeyey magaalada Gaalkacyo

Howlgalkaan oo ay wadajir u fulinayaan Booliiska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amniga waxaa ay ciidamadu ka sameeyeen waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Howlgalkaan amniga lagu xaqiijiyay ee ciidanka ka sameeyeen xaafadaya waqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo ayaa waxaa hogaaminayay Taliye xigeenada Qeybta Booliiska Gobolka mudug ee Galmudug iyo Puntland...

WARAR KALE

Madasha Samatabixinta oo Ka Digtay Qorshe Lagu Baarayo Guriga Gen. Odawaa Yuusuf Raage

Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Mucaaradka oo War Kasoo Saaray Howlgalka Hotel Elite iyo Xiisadda Ka Taagan Degmada Cabdicasiis

Muqdisho – Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa war cusub kasoo saaray howlgal ay ciidamada dowladda ka fuliyeen Hotel Elite ee xeebta Liido...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Masar

Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ammaanay taageerada joogtada ah ee ay dowladda Masar la garab taagan tahay Soomaaliya,...