Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali deputy prime minister meets Saudi ambassador to strengthen bilateral ties

MOGADISHU — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, met on Tuesday with the Saudi Arabian ambassador to Somalia, Ahmed bin Mohammed Al-Muwalled, in a meeting aimed at reinforcing bilateral relations between the two countries.   During the talks, both officials discussed enhancing cooperation in key areas including security, economic development, and infrastructure projects, according to a statement from the Somali...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay inay adkeeyaan iskaashi laba-geesood ah

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Axmed bin Maxamed Al-Muwalled.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo labada masuul ay isku raaceen muhiimadda ay leedahay adkeynta iskaashiga ku qotoma amniga, dhaqaalaha, iyo mashaariicda horumarineed ee...

Somalia’s finance minister attends international conference on economic development

NAIROBI — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Cige, attended a two-day international conference in Nairobi focused on advancing the country’s economic development and strengthening cooperation between the federal government and international partners, officials said Wednesday.   The event, organized by the Somali Development and Reconstruction Bank, brought together representatives from key international financial institutions, including the World Bank, African Development...

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shir caalami ah oo lagu horumarinayey dhaqaalaha Soomaaliya

NAIROBI — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb-galay shir caalami ah oo labo maalmood socday magaalada Nairobi, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo xoojinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah.   Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hay’ado iyo...

Somalia’s foreign minister receives credentials from five newly appointed ambassadors

MOGADISHU — Somalia’s foreign minister on Wednesday received copies of the credentials of five newly appointed ambassadors, marking a fresh round of diplomatic engagements as the country seeks to bolster international ties.   Abdisalam Abdisalaan Ali, Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, accepted the documents from the incoming envoys of Canada, Finland, Norway, Cuba and Spain during a ceremony...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomay waraaqaha aqoonsiga safiirro cusub oo dalal dhowr ah

MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa guddoomay nuqullo ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirinimo ee safiirrada cusub ee dalalka Canada, Finland, Norway, Cuba iyo Spain.   Munaasabadda oo ka dhacday Muqdisho ayaa waxaa safiirrada lagu soo dhaweeyay xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda, iyadoo Wasiir Cabdisalam uu ku ammaanay ku biiristooda kororka tirada diblomaasiyiinta dalalkooda...

Dowladda Jarmalka oo si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya

BERLIN - Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya xili uu dalka uu dib usoo ceshanayo saameyntii uu ku lahaa caalamka.  

Trump oo aflagaado u geystay Soomaalida Maraykanka

WASHINGTON — Hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo lagu sheegay kuwo aflagaado iyo naceyb u badan ayaa caro iyo muran xooggan ka dhaliyay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, kuwaas oo arrintan ku tilmaamay weerar ba’an oo ka dhan ah sharafkooda iyo doorkooda muwaadinimo.   Hadallada, oo lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkeed, ayaa sheegay in Trump uu...

Outcry in Minnesota after claims Trump used slurs against Somali immigrants

WASHINGTON — Comments by U.S. President Donald Trump, in which he used derogatory language to describe Somali immigrants in Minnesota, have stirred widespread anger and concern among Somali-American communities and their supporters.   According to remarks widely circulated on Somali-language platforms, Trump reportedly referred to Somalis as “trash” and suggested they “do not deserve to be welcomed in the United States.” The...

Somalia warns worsening drought could mirror deadly 2017 crisis

MOGADISHU — Somalia’s national disaster agency has warned that a deepening drought across the country could escalate sharply after expected seasonal rains failed to materialise, forcing families to flee hard-hit rural areas in search of water and food.   Large swathes of the country are experiencing severe water shortages, with pastoralist communities among the worst affected as their livestock — their...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...