Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Bandhigay Qorsheyaasha Awood-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka Soomaaliya, isagoo soo bandhigay qorsheyaal cusub oo lagu taageerayo dhallinyarada dalka.   Qorshayaashaasi waxaa ka mid ah dib-u-habeynta waxbarashada, dhiirri-gelinta barnaamijyada dhallinyarada, iyo hirgelinta doorashooyinka dadweynaha, kuwaas oo u suurtagelinaya dhallinyarada inay si firfircoon uga qayb qaataan hogaaminta iyo go’aan...

Somalia and Turkey Boost Maritime Cooperation, Port Development

ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, met on Thursday with Turkey’s Minister of Transport and Infrastructure, Abdulkadir Uraloğlu, in Ankara to discuss deepening bilateral cooperation in maritime affairs and port development.   During the meeting, the ministers focused on several key areas, including the modernization of Somalia’s ports, expansion of maritime infrastructure, and the...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Xoojinaya Iskaashiga Badda iyo Horumarinta Dekedaha

ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga, Mudane Abdulkadir Uraloğlu, magaalada Ankara.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca badda, horumarinta kaabeyaasha dekedaha, iyo casriyeynta adeegyada istaraatiijiga ah ee badda. Wasiirradu waxay si qoto dheer...

ICE launches operations targeting Somali immigrants in Minnesota after Trump comments

MINNEAPOLIS — US immigration authorities have begun enforcement operations aimed at Somali immigrants in the Minneapolis–St. Paul area, CBS News confirmed Wednesday, deepening anxiety within one of the nation’s largest Somali communities following a series of inflammatory remarks by President Donald Trump.   The stepped-up action comes a day after Trump declared, “I don’t want in our country,” and follows...

Ciidamada ICE oo bilaabay hawlgallo lagu bartilmaameedsanayo Soomaalida Minnesota

MINNEAPOLIS — Warbaahinta CBS News ayaa xaqiijisay in hay’adda socdaalka ee Mareykanka, ICE, ay bilowday hawlgallo ay ku beegsaneyso muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis–St. Paul.   Howlgalka ayaa imaanaya maalmo kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu hadallo uu jeediyay ku sheegay inuu “doonaynin Soomaalida dalka,” isaga oo sidoo kale qoraallo hore ugu eedeeyay in qaxootiga Soomaaliyeed ay “qabsadeen...

Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) Delivers Second Phase of Drought Aid in Jalalaqsi

Jalalaqsi - The Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the Hirshabelle Ministry of Relief and Disaster Management, has completed the second phase of humanitarian assistance for communities severely affected by drought in Jalalaqsi district.   As part of a wider emergency response operation aimed at supporting vulnerable families, the latest distribution reached 2,009 households, who expressed gratitude to...

SoDMA oo gargaarka bini’aadantinimo gaarsiisay degmada Jalalaqsi

Jalalaqsi  -  Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Hirshabelle, ayaa degmada Jalalaqsi ka fulisay wajiga labaad ee gargaarka loogu talagalay dadka ay abaaruhu si daran u saameeyeen.   Gargaarkan, oo qeyb ka ah howlgal ballaaran oo lagu taageerayo bulshada nugul, ayaa waxaa ka faa’iideystay 2,009 qoys, kuwaas oo u mahadceliyay SoDMA iyo bah-wadaagta taageertay. Qoysaska...

Somalia President Receives Credentials of Eight New Ambassadors

MOGADISHU, December 3, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday received the credentials of eight new ambassadors representing countries with which Somalia maintains diplomatic relations.   The ambassadors are from Egypt, Indonesia, Sweden, Cuba, Canada, Finland, Norway, and Spain. They include Mohamed Salah Keshtah (Egypt), Witjaksono Adji (Indonesia), Hans Henric Lundvqist (Sweden), Inés Fors Fernandez (Cuba), Joshua Brenber Tabah...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirrada Dalalka Caalamka

MUQDISHO — 03 Diseembar 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirro ka socda siddeed dal oo ay Soomaaliya xiriir dhow la leedahay.   Dalalka safiirrada cusub ay ka kala socdaan ayaa kala ah: Masar, Indonesia, Sweden, Cuba, Canada, Finland, Norway iyo Spain. Safiirrada warqadahooda gudbiyey ayaa kala...

Germany officially recognizes Somalia’s diplomatic passport

BERLIN — Germany has officially recognized Somalia’s diplomatic passport for entry and residency, a decision announced in the Federal Gazette on December 1, 2025, Somali authorities said Tuesday.   The move allows holders of Somali diplomatic passports to enter Germany and reside in the country under standard diplomatic protocols. Somalia’s Ministry of Foreign Affairs welcomed the development, describing it as “a sign...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...