Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland Regional Forces Seize Key ISIS Positions in Bari Mountains: Officials

BOOSAASO, Somalia – Puntland regional forces have launched a series of successful military operations against Islamic State militants entrenched in the rugged Cal Miskaad mountains, previously a key stronghold for the group in northeastern Somalia.   According to a statement by the Puntland army, troops have conducted targeted offensives over the past 72 hours, killing numerous ISIS fighters and seizing strategic...

Puntland oo guulo waaweyn ka gaartay dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish

BOOSAASO - Ciidamada maamulka Puntland ayaa bilooyinkii u dambeeyay dagaal culus kula jiray kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Cali Miskaad oo ahayd xuduntii ugu weyn ee kooxdaasi ku lahayd gudaha Soomaaliya.   Hawlgaladaasi ayaa la tilmaamayaa in lagu gaaray guulo la taaban karo, iyadoo ciidamada Puntland ay laayeen tiro badan oo ka tirsan Daacish isla markaana ay la wareegeen deegaano...

Kenyan Forces Kill Five Al-Shabaab Fighters in Boni Forest Operation

NAIROBI — Kenyan Defence Forces (KDF) said Tuesday they had killed five Al-Shabaab militants during a special operation in the dense Boni Forest, near the border with Somalia.   The operation, conducted in the Lacta Mangai area, is part of the long-running "Operation Amani Boni", aimed at flushing out Al-Qaeda-linked Al-Shabaab fighters believed to be hiding in the forest, which stretches...

Ciidamada Kenya oo Dilay Shan Al-Shabaab ah Howlgal ka Dhacay Keymaha Boni

BONI, Kenya - Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa sheegay inay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii lagu guda jiray howlgal gaar ah oo ka dhacay aagga Lacta Mangai ee keymaha Boni, gobolka xeebta. Howlgalka ayaa waxaa fuliyeen ciidamo khaas ah oo kaashanaya hay’adaha kala duwan ee amniga dalka.   Howlgalkan ayaa qeyb ka ah “Operation Amani Boni” oo muddo...

Tababar Lagu Xoojinayo Fahamka Miisaaniyadda Hay’adaha Amniga iyo Difaaca Oo Furmay

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray tababar muhiim ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta fahamka iyo habraacyada dib-u-eegista miisaaniyadda ee hay’adaha Amniga iyo Difaaca Dowladda Soomaaliya.   Tababarkan oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka Sare, ayaa socon doona muddo...

Aqoonyahanka Soomaaliyeed oo eedeymo u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wajahaya eedeymo culus oo ku aadan hogaamintiisa, iyadoo dalka hadda galayo marxalad doorasho, oo sababtay xiisad.   Siyaasiga Maxamed C/llaahi oo arrimaha siyaasadda dalka falanqeeya, ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ku guuldareystay inuu ka shaqeeyo mideynta iyo xasilinta Soomaaliya. DAAWO WARBIXINTA SHABELLE TV:  

Somali Commandos seize key Al-Shabaab-held villages in Lower Shabelle

LOWER SHABEELLAHA HOSE, Somalia — The 192nd Battalion of the 19th Brigade of the Somali Commandos, known as Gorgor, has fully recaptured the villages of Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere, and Balow in the Lower Shabelle region from Al-Shabaab.   The well-coordinated operation, conducted by Somalia’s National Army, successfully cleared these areas of Al-Shabaab presence without major resistance, according to the...

Komandooska Gorgor oo la wareegay deegaano muhiim ah oo ka tirsan Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Ciidanka Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere, iyo Balow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo horey ay u haysteen kooxda Al-Shabaab.   Howlgalkan qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu guuleystay in si nabad ah looga saaro Al-Shabaab deegaanadan,...

SoDMA oo ka daah furtay mashruuc cunto qeybin ah degmooyinka Balcad iyo Jalalaqsi

Balcad – Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa shalay safar dhulka ah ku gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu si rasmi ah uga daah furay mashruuc cunto qeybin ah oo socon doona muddo saddex bilood ah.   Mashruucan oo ay ka faa’iideysan doonaan 5,705 qoys, una dhigma 34,230...

Somali PM visits Ningdong Energy and Chemical Industry Base in China’s Ningxia region

YINCHUAN, China — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, on Wednesday paid an official visit to the Ningdong Energy and Chemical Industry Base in China’s Ningxia Hui Autonomous Region, one of the country’s leading industrial and energy hubs.   The visit was aimed at exploring how Somalia can benefit from Ningxia’s experience in developing diverse energy-producing industries, advancing industrialization, and transitioning...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...