Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo ka Hadlay Qabsashada Deegaanka Tardo ee Al-Shabaab
BELEDWEYNE — Mid kamid ah waxgaradka deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda Shabelle, isagoo si qoto dheer uga hadlay qabsashada deegaankaasi ee ay Al-Shabaab la wareegeen saacadihii ugu dambeyay.
Waxgaradkan oo codsaday in aan magaciisa la shaacin, ayaa ugu horeyn ku eedeeyay Al-Shabaab inay si toos ah lacago ugu bixiyaan barakicinta shacabka iyo cabsi-gelinta bulshada...
Laascaanood: Shirka dhameystirka Maamulka SSC-Khaatumo oo si Rasmi ah u Furmay
LAASCAANOOD — Maanta si rasmi ah ayaa looga furay magaalada Las’anod shirkii muhiimka ahaa ee loogu talagalay in lagu soo afjaro aasaaska iyo dhismaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, kaas oo la filayo inuu noqdo qayb ka mid ah nidaamka Federaalka Soomaaliya.
Furitaanka shirka waxaa ka qeyb galay madax iyo masuuliyiin heer qaran iyo goboleed, oo ay ku jiraan Senator Cabdullaahi Timacadde...
Major Conference Opens in Las’anod to Finalize SSC-Khaatumo State [Pictures]
LAS’ANOD, Somalia, July 13, 2025 – A landmark conference aimed at finalizing the formation of the SSC-Khaatumo Federal Member State officially opened Today in Las’anod, the administrative capital of the Sool region.
The opening session was attended by prominent national and regional figures, including Senator Abdullahi Timacadde, Second Deputy Speaker of the Upper House of the Federal Parliament; Federal Minister...
Puntland president denies anti-state agenda amid tensions with federal government
GAROWE, Somalia, July 13, 2025 – Puntland President Said Abdullahi Deni on Saturday dismissed allegations that his administration is pursuing an agenda against the Somali federal state, amid heightened tensions between Garowe and Mogadishu.
Speaking during a public address in Garowe, Deni emphasized Puntland’s commitment to the unity and sovereignty of Somalia, saying the state remains a key pillar in...
Madaxwayne Deni oo war kasoo saaray Khilaafka Puntland kala dhaxeeya DFS
GAROWE - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay kulan ka dhacayay Garoowe, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan khilaafka Maamulkiisa kala dhaxeeya Dawladda Fedraalka iyo dagaalka Daacish.
Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland aysan wadin mashruuc kasoo horjeeda Dawladnimada iyo Soomaalinimada, isagoo qiray inay qayb wayn ka yihiin dhismaha Dawladnimada Soomaaliya.
Madaxweyne Deni ayaa...
NISA oo 7 ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan
MUQDISHO, 13 Luulyo, 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay fulisay howlgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Buulo-Xoog oo hoos taga Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan.
Intii lagu guda jiray howlgalka, waxaa la dilay 7 ka tirsan Al-Shabaab, halka sidoo kalena la burburiyay labo gaari oo siday hub.
War kasoo baxay NISA...
Somali intelligence kills seven Al-Shabaab militants in Hiiraan operation
MOGADISHU, July 13, 2025 – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) conducted a targeted operation against Al-Shabaab militants in the village of Buulo-Xoog near Buq-Aqable in the Hiiraan region late Friday night, killing seven insurgents and destroying two trucks loaded with weapons.
The agency, having closely monitored the movement of the vehicles and fighters, launched the strike after confirming credible...
New Kenyan defence chief visits troops in Somalia amid anti-Shabaab operations
KISMAYO, Somalia – Kenya’s newly appointed Chief of Defence Forces, General David Keter, has paid a visit to Kenyan troops stationed in Somalia as part of the African Union peace mission, AUSSOM, to assess their operational status and boost morale amid ongoing operations against the militant group Al-Shabaab.
General Keter was received by AUSSOM Sector Two Commander, Brigadier Edward Banda, and...
Taliyaha Ciidamada Kenya oo booqday Soomaaliya
KISMAAYO - Taliyaha cusub ee Ciidanka difaaca Kenya Sarreeya Guuto David Keter, ayaa booqday Ciidamada dalkiisa ka socda, ee ku sugan dalka Soomaaliya, si uu u qiimeeyo xaaladooda, una dhiira-galiyo, maadaama ay fulinayaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.
Sarreeye Guuto Keter ayaa waxaa soo dhaweeyey Taliyaha Qaybta labaad ee AUSSOM, Edward Banda, iyo ku-xigeenka, Colonel Samson Kenga. Wafdiga ayaa booqday...
Puntland finance minister urges unity, public participation in development efforts
GALKAYO, Somalia – Puntland’s Minister of Finance, Mohamed Farah Mahmoud, has called on citizens across the region to unite and actively contribute to the state’s development, including infrastructure building, economic growth, and the fight against armed groups.
Speaking to reporters during a working visit to northern Galkayo, a city under Puntland’s administration, the minister stressed the importance of collective action in...









