Xildhibaan Ka Tirsan Mucaaradka oo Taageero u Muujiyay Shacabka La Barakiciyay
Muqdisho – Xildhibaan Caano Nuug oo kamid ah mudanayaasha mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay garab taagan yihiin shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho.
Xildhibaanka ayaa nasiib darro ku tilmaamay burburinta guryaha dadka danyarta ah, isagoo ku eedeeyay dowladda inay xili habeen ah dumisay hoy ay deganaayeen qoysas rayid ah.
Waxa uu sheegay in mucaaradku ay sii wadi doonaan taageerada ay u...
Guddoomiyayaashii Hore ee Banaadir oo Taageeray Dibadbaxa loo Qabanayo dadkii laga Barakiciyey Muqdisho
Muqdisho – Qaar kamid ah guddoomiyayaashii hore ee degmooyinka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin hore oo ka tirsanaa maamulka gobolka ayaa shaaciyay inay garab istaag u muujinayaan shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho.
Taageeradan ayaa kusoo beegmeysa xilli ay mucaaradku iclaamiyeen dibadbax ballaaran oo la qorsheeyay in la qabto 10-ka bishan, kaas oo lagu muujinayo taageerada dadka barakacayaasha ah ee laga raray...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Hadlay Amniga magaalada Muqdisho
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, dardargelinta howlaha dowladda iyo saameynta culeysyada caalamiga ah ee dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.
Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Adeegyada Amniga Gaarka ah oo ay soo gudbisay...
Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga
Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah Isuduwaha Arrimaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Qaramada Midoobay, George Conway.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo taageerada la xiriirta marxaladda dhismaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Labada dhinac ayaa ka wada...
Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhex Galay Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug
Dhuusamareeb – Xiisad siyaasadeed ayaa kasoo dhex muuqatay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug, kadib muran ka dhashay xilka Taliyaha Booliska Galmudug.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Galmudug, iyadoo xilkaasi u magacowday G/Sare Maxamed Daahir.
Si kastaba, saacado kadib ayaa Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), kasoo horjeestay go’aanka dowladda dhexe, isagoo war kasoo baxay xafiiskiisa dib...
Somali Cabinet approves security regulations amid rising economic pressures
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet on Thursday approved new regulations governing private security services and reviewed the growing economic impact of regional instability, including disruptions linked to tensions in the Strait of Hormuz, officials said.
The weekly Cabinet meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, focused on national security, the economy and the effects of mounting global pressures on...
Somali Defence Minister Holds Talks With Turkish Defence Industries Chief at SAHA 2026
ISTANBUL — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi held talks in Istanbul with Haluk Görgün, chairman of Turkey’s Defence Industry Agency, during the SAHA 2026 exhibition, Somali officials said Thursday.
The discussions focused on opportunities for cooperation in defence and security, military capacity-building, and strategic initiatives to strengthen Somalia’s defence capabilities, according to a statement released by the Somali government.
The...
Somali Defence Minister Meets Turkish Defence Industries Chief at SAHA 2026
ISTANBUL — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met Turkey’s defence industries chief Haluk Görgün in Istanbul during the SAHA 2026 exhibition, Somali officials said on Wednesday.
The talks focused on defence and security cooperation, military capacity-building and strategic efforts aimed at strengthening Somalia’s defence capabilities, according to a statement from the Somali government.
The two sides also discussed expanding cooperation...
Nabdoon Xalane oo shacabka Dayniile ugu baaqay in ay dhulkooda difaacdaan
Muqdisho – Iska horimaad saacado qaatay ayaa ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile, kadib markii shacabka deegaanka ah oo kasoo horjeeda barakicinta dowlada iyo ciidamada booliska ay isku dhaceen.
Iska horimaadka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida la xaqiijiyay, waxaa ku dhintay wiil yar oo lagu magacaabi jiray Musamil Yuusuf Cusmaan, kaas oo da’diisu ahayd 3...
Xasan Cali Kheyre oo Cambaareeyay Xarigga Dhalinyaro iyo Suxufiyiin Loogu geystay Muqdisho
Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u cambaareeyay xarigga xalay magaalada Muqdisho loogu geystay dhalinyaro iyo xubno ka tirsan wariyeyaasha ka howlgala caasimadda.
Qoraal uu ku daabacay bartiisa bulshada ayuu Kheyre ku sheegay in ciidamada dowladda ay xireen wariye Rowdo Xasan Taakilo, Xamdi Cabdi Caddoow, Cabdixamid Cabdikariim Xuseen, Cabdixakiim Muxudiin Sheekh Cali, iyo Muscab Mire Indhayare,...













