Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali army, allies conduct airstrikes against al-Shabab in several regions

MOGADISHU — Somalia’s national forces, backed by international partners, carried out a series of airstrikes targeting the Islamist militant group al-Shabab in multiple regions, officials said.   The strikes targeted areas in Tardho in the Hiiraan region, Ugunji in Lower Shabelle, Daynuunaay in Bay and Qumbi in Lower Juba, according to a statement. Officials said six airstrikes were conducted, hitting what they...

Duqeymo ka dhacay dhowr gobol oo katirsan Soomaaliya

MUQDISHO - Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, Daynuunaay ee gobolka Baay, iyo Qumbi ee gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalladan oo gaarayay lix duqeyn ayaa lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab, iyadoo lagu burburiyay bartilmaameedyo muhiim ah oo ay kooxdaasi ku lahaayeen goobahaas, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay...

Puntland launches operations against Islamic State fighters in Somalia’s Bari region

MOGADISHU — Security forces in Somalia’s Puntland have launched large-scale military operations against fighters linked to the Islamic State in parts of the Bari region, officials said.   The operations followed reports in recent days of increased militant activity in mountainous areas of the region, where Puntland authorities say the group maintains bases. Puntland security forces carried out what officials described as...

Ciidamada Puntland oo Howlgallo Ka Dhan ah Daacish Ka Fuliyay Gobolka Bari

Muqdisho – Xilli ay maalmihii u dambeeyay soo baxayeen warar sheegaya in kooxda Daacish ay dhaqdhaqaaqyo ka wadeen qaar ka mid ah deegaannada Gobolka Bari, ayaa waxaa halkaas ka bilowday howlgallo militari oo ballaaran.   Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa qaaday howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda, kuwaas oo lagu beegsanayo fariisimaha ay ku leeyihiin deegaannada buuraleyda ah ee...

Somali officials brief diplomats as political uncertainty grows over elections

MOGADISHU, Somalia — Senior Somali government officials led by Interior Minister Ali Yusuf Ali Hosh held a closed-door meeting with international diplomats in Mogadishu on Wednesday, amid growing political uncertainty following the expiry of parliament’s term.   The meeting was also attended by Justice Minister Hassan Moallim and State Minister for Foreign Affairs Ali Omar Mohamed, according to officials. Somali authorities briefed...

Somalia information minister meets UN official to discuss progress and cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Information Minister Daud Aweis Jama held talks in Mogadishu with Raisedon Zenenga, the acting deputy special representative of the United Nations secretary-general for Somalia, officials said.   The meeting focused on progress made by Somalia across several sectors, including security, politics, reconciliation, the economy and social services, according to a statement from the Ministry of Information. Jama thanked...

Somali PM hosts Puntland elders for talks on stability and cooperation

MOGADISHU, Somalia — Hamza Abdi Barre hosted a dinner meeting at his residence in Mogadishu with several traditional elders from Puntland, officials said on Wednesday.   Among the elders attending the meeting were Beeldaaje Mohamed Beeldaaje Ismail, Beeldaaje Ismail Beeldaaje Yasin, Sultan Mursal and Sultan Mahmoud Haji Abdullahi, who were welcomed warmly during their visit to the capital. The gathering, attended by...

Dhalinyarada Muqdisho oo ka hadlay xaaladda dalka

Muqdisho – Dhalinyaro ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, iyagoo muujiyey walaac ku aaddan duruufaha siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale ee jira.   Qaar ka mid ah dhalinyarada ayaa sheegay in ay ka xun yihiin, sida ay hadalka u dhigeen, caburinta iyo boobka hantida shacabka ee ay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.DAAWO

Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo kulan looga arrinsanayo xaaladda dalka ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho – Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay diblomaasiyiinta caalamka ee ka howlgala dalka.   Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Cadaaladda XFS, Mudane Xasan Macallin, iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Xildhibaan Cali Cumar Maxamed. Masuuliyiinta dowladda ayaa wakiillada...

Wasiirka Warfaafinta oo Qaabilay Sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Raisedon Zenenga.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso dhinacyada kala duwan, oo ay ka mid yihiin amniga, siyaasadda, dib-u-heshiisiinta, dhaqaalaha, iyo adeegyada arrimaha bulshada. Wasiirka Warfaafinta ayaa uga...

WARAR KALE

Soomaaliya Oo Saxiixday Baaqa Wadajirka ah Ee Afrika Ee Horumarinta Sayniska Badaha

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa ka qaybgalay shir doceed lagu qabtay intii...

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...