Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UN extremely ‘alarmed’ by new wave of displacement in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The United Nations says more than 3.45 million people have been internally displaced in Somalia by Jan 2024 due to reasons including drought, floods, and armed conflict.   According to the IOM, the majority (88 percent) of internally displaced people lived in IDP camps, and only 12 percent lived in host communities, in large cities such as the...

Sawirro: Jubaland oo gacanta ku dhigtay koox arday ka tahriibineysay maamulkaas

KISMAAYO (SMN) - Booliska maamulka Jubaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyen deegaanno ka tirsan maamulkaas ay ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah oo arday ah iyo mukhallasiin dooneyay in da’yartaas ay tahriibiyaan.   Saraakiisha booliska ayaa sheegay in kooxda tahriibinta wadday ay tahay shabkad isku xiran isla markaana ay hadda iyaga iyo gaadiidkii ay adegsanayeen ay gacanta ku hayaan,...

Ethiopia voices concern about Somalia’s report to UN Security Council

NEW YORK - Ethiopia's envoy to the United Nations issued a statement saying that the government of Abiy Ahmed regrets "Somalia's accusations and the report it submitted to the United Nations Security Council on the 19th of this month."   Ambassador Tesfaye Yilma Sabo pointed out that Ethiopia is sorry for the statements made by Somalia's ambassador to the United Nations,...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha BF iyo safiirka dalka Sweden? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden Ambassador Joachim Waern.   Guddoomiye Sheekh Aadan iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, doorka Dowladda Swedish-ka kaga jirto gaarsiinta maashaariicda horumarineed ee dalka laga fuliyay, Dhankiisa Danjiraha ayaa xusay in dowladda...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 36 qodob

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 22 February, 2024 1. Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiska taariikhiga ah ee difaaca iyo dhaqaalaha ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashey Jamhuuriyadda Turkiga. 2. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ayaa sheegay in heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ka dhexeeya ee ay ansixiyeen goleyaasha qaranka uu...

Wasaaradda caafimaadka XFS oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Maryama Maxamed Xuseen ayaa labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah (Ambulance) islamarkaana loogu talagaley fududeynta adeegga Caafimaadka ku wareejisey Wasiirka Caafimaadka Dowlad goboleed Koonfurgalbeed.   Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa sheegtay in Gawaaridan qalabaysan ay wax...

President Hassan Sheikh gives assent to Somalia-Turkey defence deal

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh signed the ratified Defense and Economic Cooperation Agreement between the Federal Republic of Somalia and the Republic of Türkiye.   According to the presidency, this historic agreement, passed by the House of the People of our Federal Parliament, marks a new chapter in our nation's journey towards a secure and prosperous future. The...

Madaxweynaha JFS oo saxiixay heshiiska difaaca ee lala soo galay Turkiga

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY HESHIISKA ISKAASHIGA DIFAACA IYO DHAQAALAHA EE SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO UU BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA ANSIXIYEY   “Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo qayb ka ah dadaalada aan ku bixinayno dhowrista amniga, khayraadka, gobonimada, madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulan uu guddoomiyey Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 14-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo xubnaha guddiga uga warbixiyay xaalada guud ee dalka gaar arrimaha difaaca iyo u istaagida ilaalinta madaxbanaanida iyo gobonimada dalka ayaa mudanayaasha labada aqal ku amaanay dedaalkooda joogtada...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay madaxweynaha HirShabelle + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md.Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.   Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa kulan gaar ah xarunta madaxtooyada Hirshabeelle kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Md. Cali Guudlaawe Xuseen ,iyaga oo kawada hadlay sameentii ka dhalatay roobabka El-Niño ee dhammaadkii sanadkii tagay iyo in uu...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...