Somali president attends AU summit kicked off in Addis Ababa
ADDIS ABABA, Ethiopia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud today attended the opening of the African Union Leaders Summit in Addis Ababa, Ethiopia.
During his address to the meeting, the President called for collective steps to be taken to establish effective mechanisms for addressing the emerging peace and security crises across the continent.
The President denounced Ethiopia's recent actions,...
Kenya Airways Resumes Direct Flights To Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - Kenya Airways (KQ) has announced the reintroduction of direct flights to Mogadishu, Somalia, marking a significant milestone in regional connectivity and development.
The airline will operate flights three times a week, emphasizing the advantages of nonstop travel, including reduced travel time and improved accessibility between Nairobi and Mogadishu.
Initially launched in December 2018, the flights to Mogadishu were...
Somali president meets Arab ambassadors on the sidelines of AU summit
ADDIS ABABA, Ethiopia – The president of Somalia Hassan Sheikh received at his hotel residence in Addis Ababa the ambassadors of the Arab League member states in Ethiopia.
Villa Somalia said Hassan Sheikh discussed the Arab diplomats about the bilateral relations, the current situation of the Horn of Africa, and the global issues.
The president commended the ambassadors for their solidarity...
Ehellada Macallin Macaloow oo dibad-bax ka dhigay Muqdisho + Video
MUQDISHO (SMN) - Ehellada Macallin Cabdiraxmaan Macallow Abiikar oo weli ku jira Firinjeer ayaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho.
Dibadabaxan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay qaar kamid ah bahda waxbarashada, ayada oo cadaalad loogu dalbayay marxuumka oo lagu dhex dilay iskuulka Sidii.
Ehellada ayaa sheegay in aan la aasi doonin maydka, illaa inta laga soo qabanayo eedeysanaha...
Madaxweynaha JFS oo qaabilay safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia
ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo caalamka intiisa kale.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku bogaadiyay ugana mahadceliyay safiirada dalalka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia garab istaagga dhabta...
Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta duqeyn xoogan oo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxibada caalamiga ah ay ka dhacday duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.
Duqeynta ayaa waxaa lasoo wariyay in lala eegtay fariisimo ay Al-Shabaab ku leeyihiin halkaasi, waxaana jira khasaare xoogan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Saraakiil ka tirsan...
NISA averts bomb attack after seized bag filled with explosives
MOGADISHU, Somalia - The NISA forces thwarted a major attack plot after seized explosive materials in a suspicious bag in Abdiaziz District.
A suspect was arrested for the foiled bombing in the capital and he is under NISA questioning, according to the reports.
The successful seizure came following a tip off from the residents who phoned to NISA after witnessing suspicious...
Sheekh Aadan Madoobe oo war cusub kasoo saaray dhameystirka dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Hotel SYL kaga qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay dhameystirka dib u eegista dastuurka, oo uu soo qaban qaabiyay Xildhibaan Guleed Biixi Cabdi.
Munnaasadda ay ka soo qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Xildhibaanno, ayuu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ka jeediyay...
Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay nin boorso qarax ku waday + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka NISA ayaa fashiliyay Boorso lagu soo qaaday waxyaabaha qarxa, kaasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.
Ciidanka NISA ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay ninkii waday Boorsada ay ku jireen waxyaabaha Qlqarxa.
Sidoo kale waxaa haatan soconaya baaritaano ay weli wadaan ciidamada ammaanka oo ku aadan qaraxaasi laga hortegay.
Sidaan...
Sawirro: Wasiir Cali Balcad oo la kulmay xoghayaha guud ee AFCTFA
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee XFS Mudane Cali Cumar “Balcad” oo ka qeyb galaya meertada 37-aad ee Midowga Africa ayaa kulan gaar ah la yeeshay xoghayaha Guud ee aagga ganacsiga xorta ah ee Midowga Africa Wamkele Mene.
Kulankan ayaa looga wada hadlay muhiimada uu ganacsiga xorta ah...











