Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda
KAMPALA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda Gen, Wilson Mbadi.
Labada Taliye ayaa ka wada-hadlay iskaashiga iyo xoojinta wadashaqeynta labada dal, iyadoo dowladda uganda ay balanqaaday in Soomaaliya ay garab milateri ka sii doonto dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Taliye Ibraahim Sheekh...
Man wanted for burning his pregnant wife arrested in Somalia
MOGADISHU, Somalia - A planned operation carried out jointly by the police, security, and local clan militia arrested Sayid Ali Moalim Da'ud, who was wanted for burning his pregnant wife in Mogadishu.
The operation took place in the Adeiley area where he was hiding for days after fleeing from Mogadishu, where he burned his wife Luul Sheikh Abdicasis last month.
The...
Ciidamada ammaanka oo soo qabtay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane Baxsad Sayid-Cali Macalin Daa'uud, kaas oo 26 Jan 2024 Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ku gubay Xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi una geeriyootay gubashadii ayaa fududeeyayin maanta 05 Feb 2024 gacanta ku soo dhigay eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa'uud iyo laba eedeysane oo gacan...
Wafdiga ka socda Bangiga Adduunka oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Marwo Mamta Murithi oo maanta dalka soo gaartay.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha Istaraatiijiyadeed iyo kuwa hortabinta u leh Soomaaliya ee horumarinta karaanka bulshada iyo sidii Bangiga Adduunku u sii wadi...
World Bank team visits Somalia after historic debt relief achievement
MOGADISHU, Somalia - The deputy prime minister of Somalia Salah Jama met with a delegation from the World Bank, led by the Vice President for Human Development, Mamta Murthi.
The agenda focused on Human Capital Development (HCD) in Somalia, including strategic objectives, priorities, and vision for the future.
Discussions centered around advancing the HCD agenda, expanding World Bank support, and building...
Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta furay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Saaxibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya.
Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo dardar-gelin lahaa, loogana miro dhalin lahaa qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee siyaasadda loo dhan yahay.
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa madasha la wadaagay heerarkii...
Suspected Al-Shabaab attack in Somalia leaves 7 Ethnic Oromos dead
BELED-HAWO, Somalia - An overnight attack in the border town of Beled-Hawo within the Gedo region has left at least seven Ethnic Oromos dead while six others were wounded.
The local security forces launched an investigation into the suspected Al-Shabaab raid that targeted a village predominantly inhabited by people from the Oromo ethnic community.
The wounded have been admitted to the...
Ku dhowaad 10 qof oo Oromo ah oo lagu dilay degmada Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo maleynayo inay ka dambeeyeen Al-Shabaab, kaas oo xalay ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Weerarkan ayaa waxaa fuliyay rag hubeysan, kuwaas oo beegsaday xaafad ay dagan yihiin dad Oromo ah, sida uu innoo sheegay in mid kamid ah waxgaradka deegaanka.
Sidoo kale waxaa weerarkan ku dhintay...
Severe watery diarrhea kills nearly 20 people in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - At least 18 people, mostly children have died from the diarrhea disease that broke out in the Hawadley and the surrounding areas in the Hiran region.
According to the local officials, around 50 other people have been hospitalized.
The reports say the disease is spreading in the small villages outside the town, as the people have no medical...
UN commits to provide technical training for Somali security forces
MOGADISHU, Somalia - The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) which has been actively supporting Somalia in enhancing the capabilities of the security forces, has committed to provide technical training for the local forces during the transition period.
The UNSOS which is providing logistical field support to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said in a joint...










