Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyayaal ah oo goordhow ku dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Hoobiyeyaasha ayaa dhaliyay khasaare u badan dhaawacyo soo gaaray dad shacab ah oo ku sugnaa suuqa, xilliga uu dhacayay weerarka.
Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay weerarkan, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo shacab...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay wafdi caalami ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda International Medical Corps – IMC.
Wafdigan caalamiga ah ayaa waxaa horkacayay madaxa hay’adda IMC ee Somalia Mr Ronald-Paul Veilleux.
Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo dardargalin lahaa arrimaha gurmadka bani’aadmnimo islamarkan...
Indian Navy units being deployed in Djibouti, Gulf of Aden, East Coast of Somalia: Govt
NEW DELHI - Indian Navy units are being deployed in strategic waters in Djibouti, Gulf of Aden, East Coast of Somalia as well as in the North and Central Arabian Sea for protection of merchant vessels in view of the regional maritime security situation, the defence ministry said on Friday.
Minister of State for Defence Ajay Bhatt said in Lok...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shuruud ku xiray wada-hadal lala galo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan Badda Soomaaliya uu yahay mid gurracan oo aan la aqbali karin, balse uu wada hadalku furan yahay haddii ay xukuumadda Addis Ababa ka laabato heshiis ku sheegga ay la gashay Muuse Biixi.
Madaxweyne Xasan Sheekh” Itoobiya maanta haddii ay ka laabato qaladkii ay...
Hindiya oo ciidan la dagaalama Burcad-badeeda usoo diraysa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Cutubyo ka tirsan ciidamada badda Hindiya ayaa la geynayaa biyaha istaraatiijiga ah ee Jabuuti, Gacanka Cadmeed, Xeebta Bari ee Soomaaliya iyo sidoo kale Waqooyiga iyo Badda Carabta si ay u ilaaliyaan maraakiibta ganacsiga iyadoo la eegayo xaaladda amniga badda ee gobolka.
Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga India Ajay Bhatt ayaa sheegay in ciidamada badda dalkiisa ay ka howlgali doonaan...
Ethiopian troops impose curfew on Somali town, expand their operation
MOGADISHU, Somalia - The Ethiopian troops, who are not part of the AU mission were reported to have imposed a night-time curfew on Dolow, a border town in Somalia.
The ENDF started a movement in the Gedo region, expanding their presence to large swathes, including the road that links Dolow to Beled-Hawo, where 6 Oromos were killed.
The move came after gunmen...
African nations seek to boost mining industry
African leaders, mining experts, and global investors are meeting in South Africa for the annual mining indaba or conference.
Africa is home to about 30% of the world’s mineral reserves, according to the United Nations, however, most of this wealth remains untapped.
“Africa has the potential to be the fulcrum of the global energy transition, with mining at its core,” said...
Somali army chief meets with his Ugandan counterpart in Kampala
KAMPALA, Uganda - Uganda's Chief of Defence Forces Gen Wilson Mbadi on Monday met with his Somali counterpart Major General Ibrahim Sheikh Muhyadin Addow in Kampala.
The two generals discussed the military cooperation between Somalia and Uganda as well as their collaboration in the fight against Al-Shabaab, Al-Qaeda's East Africa branch.
Uganda has the largest bulk of AU troops in Somalia, with approximately UPDF 6,000...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Nairobi
NAIROBI (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dhaqaalaha qaxootiga ee soo laabtay.
Kulankan ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saarayay horumarinta barakacayaasha iyo bulshooyinka martida loo yahay.
Shirka ayaa waxaa ka qayb galay hay’adaha caalamiga iyo kuwa heer gobol...
Ciidanka Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay gobolka Gedo + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gobolkaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabeen ciidamada Itoobiya.
Ciidamada Itoobiya ayaa lasoo wariyay inay xalay bandow kusoo rogeen degmada Doolow, kadibna ay isku fidiyeen waddada dheer ee aada dhanka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Xiisaddan ayaa daba socota dadkii Oromada ahaa...











