Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Federal States throw their full weight behind completion of constitutional review

GAROWE, Somalia  - The majority leaders of the Federal States in Somalia have thrown their full weight behind the finalisation of the country's constitution.   Speaking at the presidential inauguration of Said Abdullahi Deni, who won a historic reelection on 8th January 2024, Southwest state leader Abdiaziz Lafta Gareen said: "It's now the right time to complete the constitution." For his part,...

Munaasabad ay ka qayb-galeen madax kala duwan oo ka dhacday Garoowe

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoonka Golaha Wakiillada DPL ayaa Madaxtooyada Garoowe kaga qayb-galay munaasibad lagu soo dhoweynaayo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee kasoo qayb-gashay Caleemasaarka Madaxda Puntland shanta sano ee soo socota 2024–2029.   Munaasabadda Mahadcelinta masuuliyiinta qaybta ka ahayd Madaxda Puntland waxaa kasoo qayb-galay Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS Koonfur Galbeed Soomaaliya, Galmudug iyo Hirshabeelle,...

Madax goboleedyada oo caddeeyay mowqifkooda ku aadan Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka oo ka hadlay dhameystirka Dastuurka KMG ah ayaa soo dhaweeyey tallaabadii todobaadkaan ay qaadeen labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ahaa dhameystirka Dastuurka dalka.   Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ka hadlay dhameestirka Dastuurka ayaa sheegay in maanta loo dhan yahay dhameestirka Dastuurka,...

Somalia’s spy agency identifies Al-Shabaab leaders killed in raid

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency NISA has given more details about a planned operation in cooperation with international partners that took place last night in the Galhareeri district of Galgaduud region.   The joint covert operation was conducted in different places where senior leaders, militants, and journalists have been staying, according to a statement by NISA on...

NISA oo faahfaahin ka bixisay weerar lagu laayay Al-Shabaab badan

MUQDISHO (SMN) - Faah faahin: Hawlgal qorsheysan oo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ay ka fuliyeen Gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Galhareeri oo ah xarunta ugu weyn ee Khawaarijtu ku leedahay Gobollada Dhexe ayaa lagu dilay 30 ka mid ah Khawaarijta oo isugu jiray Maleeshiyaad iyo Horjoogeyaal ay ka mid ahaayeen xubno Ajaanib...

Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo booqday xarunta SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga ee Golaha shacbka ee BJFS , oo uu Hoggaaminayo Xogahayaha Guddiga Xilldhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe iyo Xubnaha kale ee guddigaan ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dhexe ee SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.   Guddigaan oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ayaa kormeer...

Somali president attends Puntland leader’s inauguration

GAROWE, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud touched down on Thursday morning in Garowe to attend the inauguration of the re-elected Puntland leader.   The president was accorded a cordial welcome upon his arrival in the city from President Deni and other officials from Puntland state as well as lawmakers, ministers, and elders. The inauguration ceremony of President Said...

New joint offensive Kills Al-Shabab Militants in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Somali army backed by suspected US military carried out a joint operation against the Al-Shabaab base in Galmudug state as part of the efforts to flush out the militants.   The command of the armed forces of the country of Somalia has given more details about a planned operation in collaboration with international partners that took place...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Garoowe + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxwaynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay.   Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni ayaa Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ugu tegay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ka qeybgalaaya Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo hadda ka socota...

Somalia is moving towards peaceful and prosperous nation after conflict

MOGADISHU, Somalia - Somalia is moving towards peaceful and prosperous nation after three decades of conflict as the government making progress in the state-building efforts.   1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, held a fruitful meeting in Doha with the Emir of Qatar, Amir Tamim Binu Hamad, in which they discussed the...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...