Somali FM meets with AU envoy after the expulsion of Mulongo
MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Sunday in Mogadishu the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira, and discussed with him security issues, the ongoing elections, the mandate of AMISOM and the Somalia transition plan (STP), which...
DF iyo AMISOM oo ka wada-hadlay qorshaha kala guurka ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira.
Wasiir Maxamed Cabdirisaaq ayaa kala hadlay Francisco Caetano Madeira arrimaha ammaanka iyo doorashooyinka dalka ka socda, gaar ahaan mida Golaha Shacabka
Sidoo kale waxa ay labada dhinac diiradda ku saareen...
Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Baardheere + khasaaraha
BAARDHEERE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray qaar ka mid ah askartii ku sugneyd xerada ADC oo uu weerarku ka dhacay.
Inta la xaqiijiyey illaa 2 askari...
Madaxweyne Deni oo isbedal ku sameeyey taliska booliska Puntland
GAROOWE(SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel Ciidan.
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Amniga.
Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda Ciidannimo.
Wuxuu xeeriyey:
Waxaa S/Guuto Cumar Cabdi Cilmi loo magacaabay Hogaanka Dembi Baarista (C.I.D) ee Ciidanka...
Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo QM kala hadlay arrimo muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Muqdisho Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Afrika dhanka Waaxyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabad-dhisidda iyo Howlgallada Nabadda (DPPA-DPO), Marwo Martha Ama Akyaa Pobee, taas oo soo gaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay horumarka siyaasadeed ee ka socda...
Garissa University closed indefinitely, students stranded
GARISSA - Hundreds of Garissa University students were on Sunday stranded in Garissa town after the institution’s senate closed the university indefinitely.
A notice from the Vice-Chancellor, Prof Ahmed Warfa, asked students to vacate the facility latest by 4 pm Sunday.
“Following the fire incident that took place in the morning of November 7, and the resultant special senate meeting, it has...
NISA oo shabakad ka tirsan Al-Shabaab ku qabatay magaalada Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Ciidamada nabad-sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howl-gallo qorsheysan ka fuliyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Qoraal kasoo baxay taliska nabad sugida ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in howl-galkaasi lagu soo qabtay shabakad ka kooban 12 qof oo ka tirsan Al-Shabaab.
Sidoo kale taliska NISA ayaa shaaca ka qaaday in dadka lasoo qabtay...