Southwest State security forces foil car bomb attack in Baidoa city
BAIDOA, Somalia – The security forces of Somalia's Southwest regional state carried out an operation in the vicinity of the strategic city of Baidoa following a tip-off from residents.
The hawk-eyed Darwish forces managed to seize a car packed with explosives while en route to Baidoa to conduct a suicide attack in the interim capital of Southwest State.
Southwest State's Intelligence Agency...
Somali pirates hijack fishing boat in fourth attack this month
MOGADISHU, Somalia - Somali pirates are believed to be behind the fourth attack on a vessel in a month. Security authorities are confirming reports from over the weekend that a Yemeni fishing boat was hijacked and last seen in Somali waters.
UK Maritime Trade Organization (UKMTO) issued an update to an earlier unconfirmed report saying that it believes a Yemeni...
Ciidanka Koonfur Galbeed oo ka hortegay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa
BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay howlgallo ka sameeyeen agagaarka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ka ah ee maamulkaasi.
Ciidamada ayaa howlgalkan ku fashiliyay gaari nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kuna soo jeeday magaalada Baydhabo, sida ay shaaciyeen saraakiisha amniga.
Qoraal kasoo baxay Hay'adda Nabad-Sugidda...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Jalalaqsi
JALALAQSI (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaa shanaysa maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo wajahayey nolol adag waxa ay gargaar ugu qaybisay Gudaha Isbitaalka weyn ee Magaaladas.
Qoysaska Gargaarkaan loo qaybiyey ayaa iskugu jiray Danyar, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii uga soo barakacay fatahaadaha iyo daadadka El-Niño.
Degmada...
Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin weerar ka gaystay Muqdisho
BAYDHABO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo magaciisa lagu soo koobay Liibaan Madaxweyne.
Nin dhalinyaro ah ayaa guriga ku tuuray bam-gacmeed, balse ma qarxin sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah.
Sidoo kale waxaa weerarka kadib gacanta...
Duqa Muqdisho oo saxiixay miisaaniyada gobolka Banaadir ee 2024-ka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta saxiixay Miisaaniyadda sanadka cusub ee 2024, iyo xeerka Nidaaminta Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa madasha ka sheegay in Miisaaniyadda iyo xeerka Nidaamka Maaliyadeed ee Hanaanka hufan...
Guddiga arrimaha dibadda Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynt
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha oo uu hoggaaminayay Wasiirka wasaaradaas Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenabeene.
Kulan oo saacado badan qaatay ayaa wax looga waydiiyay mas’uuliyiinta wasaaradda Mashaariicda dalka laga...
Hormuud Telecom petrol tanker hit by a blast in Somali capital
MOGADISHU, Somalia – An explosion struck a fuel tanker in the Somali capital, Mogadishu on Monday, the latest in a series of IED attacks amidst stepped-up military operations.
The tanker which belongs to Hormuud, the country's leading Telecommunications company is facing currently a threat from an unidentified group.
So far, no casualties have been reported as a result of the blast...
Booyad ay leedahay Shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Gaari kuwa shidaalka qaada ah oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta lagu qarxiyey xaafada Waxarcade ee Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
Ma jiro wax khasaaro nafeed ah oo uu sababay qaraxa laakiin waxaa gabi ahaanba gubtey oo basbeelay booyada iyo shidaalkii ay waday.
Waa qaraxii labaad ee lala beegsado gaari ay leedahay shirkadda Hormuud mudo ka yar...
Ex-president voices concern over deepening crisis in Somalia’s Puntland
GAROWE, Somalia - The ex-Puntland president Abdiweli Mohamed Ali Gaas was alarmed by the deepening political and electoral crisis in his region ahead of the 8 January election.
Speaking to the media, Gaas said Puntland is struggling to deal with a new decision by SSC-Khatumo's elders, who unexpectedly declared they will not take part in the next polls.
This added fuel to...











