Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

PMPF conquers control of Puntland parliament amid electoral tension

GAROWE, Somalia - UAE-trained elite maritime troops took over the Puntland parliament building in Garowe last night ahead of a meeting on the troubled election process.   The PMPF carrying military vehicles are seen at the parliament building on Sunday morning, raising the already brewing political and electoral tension in Puntland state. The reports from Garowe indicated that the PMPF raided the...

Somalia takes over the security of the Presidency and the Parliament after 16 years

MOGADISHU, Somalia - The African Union Mission in Somalia, ATMIS, has announced that it has officially handed over the security of the Presidency and Parliament to the government forces, which is an important step in the transition process.   The Somalia Presidential Guard and specially trained police forces have taken over the security of Villa Somalia Center which has been under...

Ciidamada Soomaaliya oo 16 sano kadib la wareegay amniga Madaxtooyada

MUQDISHO (SMN) - Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ATMIS ayaa shaaciyay inuu si rasmi ah ugu wareejiyay ciidamada dowladda mas'uuliyadda amniga Madaxtooyadda iyo xarunta Baarlamaanka, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday geeddi-socodka kala-guurka.   Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya iyo Ciidamo Boolis ah oo si gaar ah u tababaran ayaa la wareegay ammaanka Xarunta Villa Soomaaliya oo muddo 16 sano ah ay...

Villa Somalia oo faahfaahisay safarkii Xasan Sheekh ee Mareykanka iyo Uganda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay dalka dib ugu soo laabtay kaddib safaro shaqo oo mirodhal ah oo uu ku tagay dalalka Mareykanka iyo Uganda.   Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii oo joogay Uganda magaalada Entebbe ku soo saxiixay heshiiska ku biiritaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), kaas rasmi ka dhigay xubinimada...

Ciidamo ka amar qaata Saciid Deni oo la wareegay xarunta baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan kuwa PMPF oo ka amar qaata madaxweynaha Puntland ay la wareegeen xarunta baarlamaanka ee maamulkaasi.   Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay amniga dhismaha xarunta Golaha Wakiilada, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay. Arrintan ayaa salka ku heyso khilaafka ka dhashay guddiga xalinta khilaafaadka...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo kusii siqaya deegaano ku yaalla Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in haatan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka socdaan koonfurta gobolkaasi, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.   Maxamed Jilibey oo ah taliye ku xigeenka ciidanka Macawiisleyda ayaa faahfaahin ka bixiyay dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadaan halkaas iyo ujeedka howlgallada ka socda gobolka...

Somalia Court hands down jail sentences against ISIS militants

MOGADISHU, Somalia - A top military court in Somalia on Saturday announced prison sentences against convicted ISIS operatives held for terrorism charges.   Abdikani Aden Ali (Elmi) and Ahmed Ali Dirie (Moallim Ahmed), each received 8 years of imprisonment for playing role in Mogadishu attacks, according to court verdict. The defendants were detained by security forces in October this year during an...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay xubno ka tirsan kooxda Daacish

MUQDISHO (SMN) - Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) iyo Axmed Cali Diiriye (Macalim Axmed) ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha maaleshiyada Daacish.   Cabdiqani iyo Axmed ayaa horay uga mid ahaan Khawaarijta Alshabaab bale usoo digo rogtay Daacish. Waxa looga tashkiiliyay mid waliba aaladda xiriirka dadweynaha gaar ahaan Telegramka. October Lix iyo tobankeedii sanadkan ayay Ciidamada amniga oo gaaf wareeg ku jiro...

Wararkii ugu dambeeyay markab lagu afduubay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Dabley aan la garanayn oo burcad-badeed loo malaynayo ayaa markabka xamuul ah oo lagu magacaabo Ruen ku afduubay meel u jirta qiyaastii 1300 km)  magaalada Boosaaso Dec. 14. Hay'adda ganacsiga badda ee Ingiriiska (UKMTO) ayaa dhacdadan ku tilmaantay afduub, iyadoo shaqaalihii markabka gacanta lagu dhigay.   Markabka oo ku shareecanayay calanka Malta wuxuuna ku sii jeeday dalka Soomaaliya. Haddii la...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hadlay fatahaadaha ku dhuftay dalka

MUQDISHO (SMN ) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa diiradda saaray xaaladaha ka jira dalka, gaar ahaan fatahaadaha iyo daadadka Elnino.   Inta badan xildhibaanada ayaa arrimahan wax ka weydiiyay guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo hortegay golaha, kaas oo ka warbixiyay xaaladaha bani’aadanimo ee dalka. Sidoo kale xildhibaanada ayaa soo jeediyay in si deg deg wax...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...