Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Kenya
NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, labo kale way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya, oo ku yaalla xadka dalka Soomaaliya.
Qaraxa ayaa haleelay gaari rakaab ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa magaalada Garissa iyo Xerada qaxootiga ee Dhadhaab, sida uu sheegay booliska Kenya.
Saraakiisha amniga gobolka waqooyi bari...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wasiirada gargaarka K/G, Jubbaland iyo Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowlad Goboledyada Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.
Shir gaar ah oo ay wada qateen Guddoomiyaha Hay'adda iyo Wasiiradaan ayeey uga wada hadleen sidii wadajir dadka sameenta ka soo...
Roadside blast kills 4 in Kenya’s border region
GARISSA, Kenya - At least four people were killed and two others wounded in a roadside blast in Garissa County, northeast Kenya on Friday, the police said.
The police said the vehicle in which the deceased were traveling ran over an improvised explosive device (IED) which was planted along the Dadaab-Garissa Road in the restive county.
"The four were killed and...
Indian Navy responds swiftly to ‘Mayday’ call from hijacked Malta ship heading to Somalia
India Navy responded swiftly to a ‘Mayday’ call from a Malta-flagged commercial vessel heading towards Somalia. The ship was reportedly hijacked in the Arabian Sea and UK Maritime Operations has said the crew has lost control of the vessel.
Indian Navy in a statement said, “Indian Navy's Mission Deployed platforms responded swiftly to a maritime incident in the Arabian Sea...
ATMIS to resume troop withdrawal from Somalia next week
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is set to resume the second phase of the troop withdrawal from Somalia next week.
ATMIS said on Friday that it will reduce its troop presence in Somalia by an additional 3,000 and transfer control of several military bases to Somali security by Dec. 31.
"This marks a significant milestone...
Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka wada duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxayaa howlgalo ay saaka ciidamada ammaanka Soomaaliya ka wadaan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Howlgalladan oo ah kuwa qorsheysan ayaa waxaa wada ciidamada booliska gaarka ah ee Haramcad, kuwaas oo isku fidiyay xaafadaha deegaankaasi.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay sameeyeen baaritaano, isla markaana ay gacanta kusoo dhigeen shaqsiyaad lagu tuhmayo...
Wararkii ugu dambeeyay khilaafka ka taagan doorashooyinka Puntland
GAROOWE (SMN) - Xildhibaan Maxamed Axmed Yuusuf Xaraf oo kamid ah baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.
Xildhibaanka ayaa weerar afka ah ku qaaday kooxda madaxtooyada, wuxuuna ku eedeeyay inay wadaan boob doorasho oo ku aadan xulista xildhibaanada cusub.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in La handadayo Isimada Dhaqanka, haddii aysan qorin cida ay...
Historic moment as Somalia signs Treaty of Accession with EAC
KAMPALA, Uganda - The Federal Republic of Somalia inched closer to joining the seven-member East African Community with the Horn of Africa nation signing the Treaty of Accession with the bloc at State House, Entebbe, Uganda on Friday, December 15.
The Treaty of Accession was signed by Somalia’s President Sheikh Hassan Mohamud and the Chairperson of the Summit of EAC...
Soomaaliya oo dib u hanatay xuquuqdeedii baahinta Dayax-gacmeedka isgaarsiinta
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay in ay hesho khayraadka meeraha dayax-gacmeedka baahinta isgaarsiinta. Guushan, oo tilmaamaysa dhammaadka geeddi-socod adag oo socday muddo sanad ah,si waafaqsan ujeeddooyinka qaraarka 559 ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) waxa ay horumar u tahay dhinaca isgaarsiinta dalka.
Magaalada Dubai oo uu ka soconayo Shirweynaha...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Sacuudiga
RIYAD (SMN) -.Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S/Guud Fayyadh bin Hamed Al- Ruwaili.
Labada Taliye ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka iyo Taageerada Ciidan XDS iyo iskaashiga La dagaalanka Argagaxisada.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa booqasho shaqo ku...











