Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo lagu wareejiyay koox burcadbadeed ah

GAROOWE (SMN) - Ciidamada ilaalada xeebaha ee Ururka Midowga Yurub ayaa dadaal dheer kadib ku wareejiyay Puntland burcadbadeed dhawaan afduub ka gaysatay xeebaha bari ee maamulkaasi.   Midowga Yurub ayaa burcadda uu soo qabtay toos ugu wareejiyay ciidamada badda ee maamul goboleedka Puntland, si looga qaado tallaab adag oo sharciga waafaqsan. Ragga lasoo qabtay ee haatan lagu wareejiyay Puntland ayaa maalmo kahor...

Golaha Amaanka oo cunaqabateynta hubka kaa qaaday Soomaaliya

MUQDISHO – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa codeeyay in in Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran in ka badan 30 sano.   14 oo ka mid ah 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ayaa codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, halka Faransiiska uu ka aamusay codeynta. Cunaqabateyntan ayaa la saaray Soomaaliya 1992-kii si loo joojiyo qulqulka hubka ee dagaal...

UN Security Council lifts arms embargo on Somalia

MOGADISHU, Somalia -- The United Nations Security Council unanimously voted on Friday to remove the final restrictions on weapons deliveries to Somalia's government and its security forces, more than 30 years after an arms embargo was first imposed on the country. Fourteen Council members voted in favour, one abstained. The embargo was imposed in January 1992 at the height of...

Somali president addresses COP28 climate summit in Dubai

DUBAI, United Arab Emirates -  The president of Somalia joins global leaders at the Global Climate Summit in Dubai, the United Arab Emirates on Friday.   In his keynote speech at COP28, Hassan Sheikh Mohamud emphasized Somalia's critical climate challenges, including devastating floods that impacted over 2.4 million and killed over 101 people. The head of state is dvocating equitable climate finance,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee COP28

DUBAI (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa soo bandhigay saameynta xooggan ee ka soo gaartay dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed isbeddelka xooggan ee ku socda cimilada.   Madaxweynaha ayaa sheegay in daadadka ka dhashay duufaanta Elnino ay ku dhinteen in kabadan 120 qof oo Soomaaliyeed, halka...

Somali PM lays foundation stone for a new airport in Afmadow

AFMADOW, Somalia  - Prime minister Hamza Abdi Barre is paying a long visit to Jubaland state, his constituency, where he is on mission to assess impact of flash floods and heavy rains.   Barre arrived in Afmadow district, a severely flood-affected town in Middle Jubba region on Thursday and met with victims, offering solace and support to those displaced by the...

Al-Shabaab oo laba dhalinyaro ah ku dishay deegaan hoostaga gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba dhalinyaro ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay Al-shabaab ku dileen deegaan lagu magacaabo Tayeeg oo u dhaxeeyo magaalooyinka Halgan iyo Garasyaani ee gobolka Hiiraan.   Wararka ayaa sheegaya in dlka labada dhalinyarada ah uu yimid kadib markii xubno ka tirsan Al-shabaab ay jidka u galeen laba wiil oo ku socdaalayay Mooto...

Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay deegaanka Lafoole + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - .Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta deegaanka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay gargaar ugu qaybisay 4,350 Qoys oo kamid ah dadka deeganadodii uga soo barakacay Daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada .   Qoysaskaan ayaa dhawaan waxa ay ka soo barakaceen deeganada kala ah Sabiid, Caanoole,Mubaraak, Awdhigle iyo tuuloyin kale...

R/W Xamza oo garoon ka dhagax-dhigay dhismaha garoonka degmada Afmadow

AFMADOW (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Afmadow, ayaa ku tilmaamay mid guul u ah bulshada deegaanka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in degmada Afmadow ay tahay magaalo leh taariikh fac-weyn, tallaabadan lagu dhisayo garoonka cusubna ay tahay mid dib loogu soo celinayo taariikhdii iyo kaabeyaashii horumarka ee...

Gollaha Amaanka oo u codeynaya qaadista cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya

NEW YORK - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimca ah u codeynaya qaadista xayiraadda  hubka ee saaran Soomaaliya in ka badan 30 sano.   Goluhu wuxuu cunaqabateynta saaray Soomaaliya 1992-kii si loo joojiyo qulqulka hubka ee dagaal gacanta u galayay  hogaamiye kooxeedyadii xukunka ka tuuray Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, iyadoo inqilaabka uu dalka geliyey dagaallo sokeeye. Xubnaha Gollaha...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...