Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Right Track to Political Stability and Sustainable Development under Leadership of President Hassan Sh. Mahamud

The article titled “The utilization of the War on Terror as a Façade for Establishing a Dictatorial Regime” by Sheiknor Abukar Qasim is an unfounded criticism that tries to cover up what President Dr Hassan Sh. Mahamud is trying achieve for Somalia. Failure to land a job or a position in the current administration have made some intellectuals who...

Buuq xoogan oo hareeyay kulan ay lahaayeen xildhibaanada Puntland

GAROOWE (SMN) - Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Garoowe ayaa kasii dareysa, taas oo ka dhalatay muranka doorashooyinka ee u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka.   Kulan xasaas oo ah maanta la haayeen xildhibaanada baarlamaanka Puntland kusoo dhammaadya  buuq iyo gacaan qaad, ka dib markii xildhibaanadu ay si adag isugu khilaafeen meel marinta xeerka wax ka beddelka doorashooyinka maamulkaas. Wararka ayaa sheegaya...

Shirka golaha wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.   Golaha ayaa warbixin ku saabsan saameynta ka dhalatay roobabka daadadka wata, waxa ay ka dhageysteen Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo bandhigay in ku dhawaad laba malyuun oo qof ay saameeyeen...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wasiirka difaaca ee Boqortooyada UK

LONDON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugnaa magaalada London waxa uu la kulmay Wasiirka Difaaca ee Boqortooyada Ingiriiska James Heappey.   Wasiirka Difaaca UK ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u xaqiijiyey in UK ay sii wadidoonta taageerada ay siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si ay uga hortagaan Al-Shabaab. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan...

Senior Al-Shabaab commander ditches group, surrenders in Somalia

MOGADISHU, Somalia - A senior Al-Shabaab commander reportedly surrendered to the Turkish-trained military elite - Gorgor based in the Harardhere district of Mudug region.   Abdirahman Hiiti Ibrahim, (Abu Abdirahman) was in charge of Al-Shabaab's operations in the Nurdugle and Gulane areas in the Middle Shabelle region, south of Somalia. "Abdirahman said he defected after facing a difficult situation within Al-Shabaab militants...

Guddoomiyaha SoDMA oo gargaar kala wareegay Hay’ad Turki ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta waxa uu shixnad mucaawino gargaar ah ka guddoomay Hay'adda IHH oo ah Hay'adda Turki ah kana shaqeysa caawinta iyo bini'aadamnimada.   Shixnaddaan gargaar ayaa iskugu jirta Raashin, Marakaneeco, Baco ay roobka uga ganbadaan Qoysaska ka barakacay daadadkaan, iyo Qaybaha kala duwan ee Macuunta. Gargaarkaan ayaa...

Kenya: Al-Shabaab suspect killed Garissa raid

GARISSA, Kenya - A multi-agency security team raided an al-Shabaab makeshift camp at Dabalwein in Ijara, Garissa County and killed one militant, police said.   An unknown number of suspects escaped with injuries in the Tuesday evening raid, police aware of the operation said. The team recovered three AK47 magazines, 90 rounds of ammunition, medicines, foodstuff and personal effects. They also recovered medical supplies...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro

FUZHOU (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Kullane, , ayaa ka qeyb galay shirka Rugaha Ganacsiga iyo Ururada Caalamiga ah ee 2023 (GCCAC 2023), oo lagu qabtay magaalada Fuzhou, waxaana ujeedka shirrkan uu ahaa kobcinta iskaashiga warshadaha caalamiga ah iyo kor u qaadida horumarinta tayada sare ee Belt and Road Initiative (BRI) sannad-guuradiisii 10-aad.   Inta...

Somali president speaks at RUSI on offensive against Al-Shabaab

LONDON, UK - His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia, joined RUSI on the 21st of November to discuss Somalia’s offensive against Al-Shabaab and his wider vision for Somalia’s future.   Somalia has endured a long period of civil war and the beginning of President Mohamud’s second term has been characterized by renewed large-scale operations designed to counter the Al-Shabaab...

Sawirro: Maxaa kasoo kordhay safarka MW Xasan Sheekh ee London?

LODON (SMN) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada Soomaaliya ee ka dhanka ah Argagixisada iyo aragtidiisa fog ee ku aaddan mustaqbalka Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa Faahfaahiyay marxaladaha uu soo maray dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo caqabadaha iyo horumarka laga sameeeyay isagoo tilmaamay in  markii...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...