Boqolaal qoysas ah oo weli ku go’doonsan fatahaadaha ku dhuftay Jubbaland
KISMAAYO (SMN) - Agaasimaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira deegaanada maamulkaasi, waxaana uu sheegay in weli qoysas ka badan 130 kun ay ku go'doonsan yihiin fatahaadaha ku dhuftay deegaanada Jubbaland.
Gaarane ayaa shaaca ka qaaday in sidoo kale ay sii kordheyso dhibaatada ay gaysteen...
Somali president sets one year target to eliminate al-Shabaab
MOGADISHU - Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud announced Tuesday that Somalia has one year to eliminate al-Shabaab, with the deadline for remaining African Union peacekeepers to leave set for December 2024.
Associated with al-Qaeda Since 2006, al-Shabaab has been waging a bloody insurgency against the Somali government in an attempt to establish its own rule based on a rigid interpretation...
Dowladda Soomaaliya oo deeq lacageed ka heshay dalka Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya H.E Fei Shengchao ayaa maanta ku wareejiyay Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle kaalmo lacageed oo gaaraysa Boqol soddon iyo sagaal kun, saddex boqol toban iyo siddeed, afartan iyo shan Sent , (139.318.45$), taas oo billow u ah deeqo kala duwan oo dowladda Shiinaha ku garab istaagayso shacabka Soomaliyeed...
Jubaland state says flood death toll climbs to 20, thousands displaced
KISMAYO, Somalia - Jubaland has announced that the number of people who died in the floods has increased as Jubba River burst its banks and poured water into riverine areas.
Aden Farah Garane, the director of the Ministry of Disaster Management of Jubaland state confirmed to the media that the death toll has reached 20 people while many are stranded.
According...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
Socdaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Magaalada Baydhabo ayaa ah ka qeybgalka Shirka Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay uga arinsanayaan Geediga Dowlad dhiska Soomaaliya, Howlgalka Wajiga...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka socdo duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka uu mar kale dagaal culus dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisu ka socdo aagga deegaanka Buqdharkayn oo ay maalmihii u dambeeyay isku horfadhiyeen labada dhinac.
Wararka...
Clashes erupt between Somaliland and SCC-Khatumo forces in Sool
LAS ANOD, Somalia - Heavy fighting between the Somaliland forces and SSC Khatumo fighters broke out on Wednesday morning in Bisiqa area of Yeyle town in Sool region.
The battle came after Somaliland regional troops attacked the SSC-Khatumo base and there were no immediate reports on the extent of the losses so far on both sides.
The forces of Somaliland and...
Diyaaraddii ugu horreysay oo gargaar sida oo ka degtay Beledweyne + Sawirro
BELEDWEYNE (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay gaarsiisay diyaaradii ugu horaysay oo sidda shixnad mucaawino ah taas oo loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee magaaladas ku nool kuwaas oo ay sameysay fatahaada wabbiga Shabeelle.
Diyaaraddaan ayaa watay 7-tan oo gargaar ah, waxaana maalinta berri ah...
Somali Govt urged to Enforce Ban on the online betting 1XBet app
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has taken a decisive step by banning the betting platform 1XBet to curb the growing addiction among youngsters.
Nur Sheikh Osman, a legal commentator has welcomed the ban on 1XBet which is popular in Somalia for betting, especially on football matches, whereas the prediction is earned if it is correct.
Osman, speaking to Radio Shabelle...
OP-ED: Securing the rights of Somali women and girls through legislation: Reflecting on the Somali female MPs’ study tour in Nigeria
Between 13-19 November 2022, Somali female members of parliament (MPs) embarked on a study tour to Nigeria. Facilitated by the United Nations Population Fund in Somalia, the visit aimed to foster collegial bond and knowledge exchange on the legislative experience in both countries. I arrived Nigeria together with the highly enthusiastic members of the delegation with two primary objectives....












