Turkey’s Erdogan says Hamas is a ‘liberation’ not a ‘terrorist’ group
ANKARA - Turkish President Recep Tayyip Erdogan, in his strongest comments yet on the Gaza conflict, said on Wednesday the Palestinian militant group Hamas was not a terrorist organization but a liberation group fighting to protect Palestinian lands and people.
Speaking to lawmakers from his ruling AK Party, Erdogan also called for an immediate ceasefire between Israeli and Palestinian forces...
Wasiir Jaamac oo kulan la yeeshay saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad
XUDUR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.
Wasiirka oo uu Wehliyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka ayaa Saraakiisha Faray in sida ugu dhow u bilaabaan Howlgallada Dalka lagaga Saarayo Al-Shabaab.
Sidoo kale labada dhinac ayaa ka wada-hadlay sidii...
Taliyaha ciidanka Xoogga oo la kulmay saraakiil ka socota Talyaaniga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan la qaatay Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka ah iyo Saraakiil ka socoto EUTM Xafiiska Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka ah ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin...
Madaxweyne Saciid Deni oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya
GAROOWE (SMN) - Saciid Cabdullahi Deni, madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maanta furay kaldhiga 53-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka iyo guud ahaan golaha wadatashiga qaranka.
Deni ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe in ay ku xadgudbatay hannaanka federaalka ee dalka, sidoo kalena ay jabisay dastuurka KMG ah, sida uu hadalka.
Sidoo kale waxa uu...
Somalia seeks a total defeat of Al-Shabaab before AU troops exit
MOGADISHU, Somalia - The Chief of the Somali National Army, Ibrahim Sheikh Muhuddin visited the troops trained in Eritrea, who are stationed at the Air Force base in the capital.
In his speech, Major General Ibrahim instructed the fresh soldiers to prepare for the deployment of the frontlines and participate in the fight against Al-Shabaab militants.
The commander of the armed...
Somali president attends high-level summit in Belgium
BRUSSELS, Belgium - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, and his delegation arrived in Brussels, the capital of Belgium for an international summit.
Mohamud is participating in a crucial Global Gateway Forum, scheduled to take place on October 25 and 26 between the European Union and developing countries in Brussels.
The conference, which will last for two days will be...
Kenya pursues arrest of Al-Shabaab militants behind attacks
NAIROBI - The Kenyan government released the names of 35 members of the Al-Shabaab group, who are accused of being behind terrorist attacks in the coastal region of Lamu.
The government has asked the Kenyan public to voluntarily submit information that could lead to the arrest of the militants who were behind terrorist attacks in Lamu County.
"The Directorate of Criminal...
Maamulka gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray xaaladda magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, taas oo ku aadan fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle ee dhex mara magaaladaasi.
Cabsi xoogan ayaa ka jirta Beledweyne oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka da'een roobab xoogan oo saameyn ku yeeshay waddooyinka magaalaadaasi.
Guddoomiye ku xigeenka...
Shir looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda la qaatay Saraakiisha Laamaha kala gedisan ee Amniga.
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Taliyaha Hey’adda Sirdoonka & Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Police...
Deni oo hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto cusub ayaa hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta ee maamulkaasi.
Sarreeye Guuto Aadan Cabdi Xaashi ayaa waxaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, halka taliye ku xigeenka labaadna loo magacaabay Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Ilig).
Halkan hoose ka akhriso:-
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY TALIYAHA IYO TALIYE...













