Al-Shabaab has increased the use of 107mm rockets- UN envoy
New York – Briefing Ambassadors in New York, UN Special Representative for Somalia Catriona Laing, described the country as being at a critical juncture.
“Last year, we saw the largest increase in civilian casualties since 2017. Sadly, early data indicate a similar trend in 2023, with 1,289 civilian casualties recorded so far,” she said.
The military campaign against Al-Shabaab in central Somalia faced...
UNFPA Somalia Partners with TRACE to Raise Awareness for Women and Girls Affected by Humanitarian Crises
Kigali, Rwanda – The United Nations Population Fund (UNFPA) Somalia Country Office has adopted an innovative approach to raise awareness and funds for the ongoing humanitarian crisis in Somalia, with a particular focus on the needs of Somali women and girls. This effort is realized through partnering with TRACE, as the CSR partner for the prestigious TRACE Awards and...
Southwest State executes soldiers in Baidoa for civilian killing
BAIDOA, Somalia - Authorities in Somalia's Southwest regional state announced the public execution of three soldiers outside Baidoa city on Saturday morning.
The execution by firing squad was carried out after a military court sentenced Hussein Ali , Abdiwahid Ali , and Abdullahi Ibrahim to death, according to the officials.
Hussein and Abdiwahid killed a civilian in Baidoa on 18 June...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Ceelasha Biyaha + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Ku dhawaad 10 Qof ayaa ku geeriyootay tira intaasi ka badana way ku dhaawacantay qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasi oo saaka ka dhacay goob ay daganaayeen ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa sidoo kale bu bur xoog leh u gaystay dhismooyin...
Saddex askari oo maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo + Sababta
BAYDHABO (SMN) - Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen.
Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo DegaanDug Baydhabo ku taal ku dhex...
Suicide explosion hits outside Somali capital; many feared dead
MOGADISHU, Somalia - A large suicide bombing, which was used in a vehicle filled with explosives, took place in the Elasha Biyaha area located on the outskirts of Mogadishu.
The explosion targeted a military police station and caused deaths and wounds but the number was not known. The residents remained indoors following the devastating blast.
Al-Shabaab claimed responsibility for the attack,...
Muxuu Faysal Cali Waraabe ka yiri aqoonsiga ay DF siisay SSC-Khaatumo?
HARGEYSA (SMN) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warfidiyeenka ayaa ka falceliyay tallaabadii ay qaaday dowladda federaalka, kadib aqoonsiga ay siisay maamulla KMG ah ew SSC-Khaatumo.
Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa farriin usoO diray dowladda dhexe, isaga oo ugu baaqay inay ka laabato aqoonsiga SSC oo haatan dagaal adag kula jirta Somaliland.
Sidoo kale...
Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay bar koontarool oo ku taalla halkaasi.
Khasaare kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa jiro, sida...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku laabtay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka sii amba qaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka.
Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tegay magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga Labaad ee howgalka dhawaan lagu xoreynayo deegaannada ay...
Farmaajo oo ka horyimid qorshe uu wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
DOOXA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda.
Farmaajo ayaa ka horyimid qorshaha uu wado madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aadan in laga guuro nidaamka dowladnimada ee hadda lagu dhaqmo, si uu dalka u yeesho madaxweyne iyo ku xigeen.
Sidoo kale wuxuu farriin...











