Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

ATMIS troop contributors endorse Somalia’s request to delay drawdown

ADDIS ABABA, Ethiopia - Troop contributors for the African Union Transition Mission to Somalia (Atmis) have backed Mogadishu’s request to delay a drawdown programme by three months, indicating there could be security lapses in the war on terror.   The move by Kenya, Ethiopia, Djibouti, Uganda and Burundi now means the 3,000 soldiers who were to leave Somalia by September 29...

DF oo digniin culus u dirtay shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Waxaa soo baxaya digniino la xiriira roobab xoog leh oo ka di'i doono Somaaliya, kuwaas oo la sheegay inay wataan dabeylo xoogan.   Todobada cisho ee soo socota oo ah asbuuca ugu dambeeya ee bisha September iyo asbuuca ugu horreeya bisha October 2023 ayaa la sheegay in roobabkan ay di'i doonaan Sida ay bayaan ku soo saartay Hay'adda Maareynta...

Ciidamo Boolis ah oo weerar ku qaaday Iskuulka Hoyga Xamar + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka weerar ku qaadeen Iskuulka Hooyga Xamar oo ku yaalla nawaaxiga Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.   Ciidanka oo watay gaari nuuca loo yaqaano bulldozer ayaa burburiyay qeybo ka mid ah Iskuulka, waxaana jirdil iyo xarig la isugu daray Maamulaha Guud ee Iskuulka Hoyga Xamar, Cabdiraxmaan...

Sawirro: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo kulamo ka wada Roma

ROMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa kulan miro dhal ah Magaalada Roma ee Caasimada Dalka Talyaaniga kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda Cunada iyo Beeraha FAO Food and Agriculture Organization Dr QU Dongyu.   Labada masuul ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac ee arrimaha horumarinta Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa. Talyaaniga...

Dalalka ay ciidanka ka joogaan Somalia oo taageeray codsigii madaxweyne Xasan

NEW YORK (SMN) - Waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilod ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS.   Waddamadan oo qoraal rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay taageero u hayaan codsiga Soomaaliya ee...

Six killed, 15 wounded in Somalia blast

BULO BURTE, Somalia - An explosion used in a vehicle filled with explosives took place in the central town of Bulo Burte, Hiran region on Thursday amid military operations.   It has been confirmed that 6 people were killed in the suicide bombing, 4 of them civilians, and 15 others were injured. They were rushed to a local hospital for treatment. The...

Somalia: NUSOJ launches National Forum on Access to Information

MOGADISHU, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in partnership with the US Embassy in Mogadishu, is hosting a National Forum on Access to Information today (28 September).   Its theme is: “Realising Access to Information in Somalia” and it brings together government officials, media professionals, civil society organizations, and international partners. They will consider how to achieve access...

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay degmada Buuloburde

BUULOBURDE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax duhurnimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.   Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay suuq lagu iibiyo hilib oo ku yaalla gudaha degmadaasi, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa loo adeegsaday baabuur laga...

Taliyaha Xoogga dalka oo booqasho ugu tegay ciidanka kumaandooska Danab

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen, Ibraahin Sheekh Muxudiin, ayaa kormeeray maanta Taliska Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska Danab , isagoona kulan la qaatay Taliyaha Guutada, Taliye Xigeenka Guutada iyo Qaar ka mid kamid ah Taliyeyasha Ururada Guutada 16-aad danab & Saraakiil kale.   Ujeedka kulanka ayaa ahaa siddii loo Dardargalin lahaa Hawlgalada ka Dhanka ah Al-Shabaab isagoona Taliyuhu Ku...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha SoDMA?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku yimid Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, waxaana ku soodhaweeyey Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta, Guddoomiye ku xigeenka SoDMA iyo dhamaan madaxda...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...