Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in la dardargelinayo hawlgallada iyo xasillinta dalka

Muqdisho  – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda ay sii xoojinayso hawlgallada ka dhanka ah argagixisada iyo dadaallada lagu xasillinayo deegaannada laga xoreeyey.   Wasiirka oo ka hadlayay Madasha Qaran ee Isku-dubbaridka Xasillinta ayaa tilmaamay horumarrada ay dowladda ka samaysay xoreynta deegaanno badan, sugidda amniga, iyo dardargelinta geeddi-socodka xasillinta, isagoo xusay in hawlgalladu ay si...

Puntland Launches Campaign Against Illegal Fishing

GAROWE — The fisheries ministry in Somalia’s semi-autonomous Puntland has announced a wide-ranging campaign to strengthen the fight against illegal fishing along its coastline.   In a statement, the Puntland Ministry of Fisheries and Marine Resources said protecting marine resources was vital for the economic growth of coastal communities, food markets and the long-term development of the region’s blue economy. The ministry...

Somalia Says Intelligence Operation Kills 33 Al-Shabaab Fighters

MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, carried out a planned operation in the Guulane area of the Middle Shabelle region that killed more than 33 members of Al-Shabaab.   In a statement, NISA said the first strike targeted a house where commanders and fighters were gathered, killing 15 militants on the spot and destroying...

Somali Opposition Rejects Any Term Extension for President

MOGADISHU — Somalia’s opposition groups issued a firm warning on Wednesday against any attempt to extend the mandate of the federal government, following a series of meetings held in Mogadishu with clans seen as close to President Hassan Sheikh Mohamud.   The talks focused on the country’s political situation, particularly concerns over what the opposition described as a possible one-year term...

Puntland oo xoojisay la dagaallanka kalluumeysiga sharci darrada ah

Garoowe – Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqday olole ballaaran oo lagu xoojinayo la dagaallanka kalluumeysiga sharci darrada ah , kaasi oo si joogto ah uga dhaca xeebaha Puntland.   Wasaaraddu waxay sheegtay in ilaalinta khayraadka badda ay tahay mid muhiimad gaar ah u leh koboca dhaqaalaha bulshooyinka xeebaha, suuqyada cuntada, iyo mustaqbalka fog ee dhaqaalaha...

TPLF oo ku dhawaaqday qorshe ay dib ugu la wareegayso maamulka Tigray

Tigray, Itoobiya – Xiisad siyaasadeed oo cusub ayaa ka taagan gobolka Tigray kadib markii TPF ay ku dhawaaqday qorshe ay dib ugu la wareegayso maamulka gobolka, arrintaas oo cabsi weyn ka abuurtay in dib u soo laabato colaaddii hore u dhexmartay dowladda federaalka Itoobiya iyo maamulka gobolka.   Bayaan ay TPLF ku faafisay barteeda Facebook-ga ayaa lagu sheegay in Golaha Dhexe...

Mucaaradka Soomaaliya oo soo saaray go’aan adag kadib kulamo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho  – Mucaaradka ka soo horjeeda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray go’aan adag kadib kulamo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay la lahaayeen qaar ka mid ah beelaha ku dhow Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.   Kulamadan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka ka taagan muddo kordhin la sheegay in ay dowladda Federaalka...

NISA oo sheegtay in howlgal ay ku dishay 33 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Muqdisho  – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibo caalami ah, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Guulane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu dilay in ka badan 33 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.   War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka koowaad lagu beegsaday guri ay ku sugnaayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan...

Somalia Army Chief Visits Frontline Positions in Bay Region

Bardaale – The commander of the Somali National Army, Ibrahim Mohamed Mahmoud, conducted a ground visit to frontline areas in Bardaale district and Awdiinle, in southern Somalia’s Bay region, military officials said.   Mahmoud was accompanied by the head of the army’s training command, Ahmed Issa Ahmed, along with other senior officers during the tour aimed at assessing the operational readiness...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tagay Bardaale iyo Awdheegle

Bardaale, Gobolka Bay – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyeen Taliyaha Taliska Tababarka XDS, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Bardaale iyo deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay.   Ujeedka socdaalka Taliyaha ayaa ahaa in uu ku kormeero xaaladda ciidamada deegaanka iyo...

WARAR KALE

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...

Saddex Askari oo Ku Dhaawacmay Weerar Al-Shabaab ku Qaadday Xero Ciidamo oo ku Taalla...

MANDHEERA - Saddex askari oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii dagaalyahanno looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay...

Three officers injured as Al-Shabaab attacks elite SOG camp in Mandera

MANDERA, Kenya - Three police officers were injured after suspected Al-Shabaab militants attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, Lafey Sub-County, Mandera...