Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha oo xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf  Cali Xoosh iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Mudane Axmed Macallin Fiqi.   Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa ku ammaanay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Mudane Axmed Macallin Fiqi xaqiijinta halbeegyo waaweyn oo...

Somalia’s Finance Minister Engages in High-Level Talks in Washington

WASHINGTON - Somalia's Finance Minister Bihi Iman Cige is currently in Washington D.C. for the spring conference hosted by the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank.   The conference, which takes place every six months, is a key event for discussing debt relief, financial processes, and the global economic outlook. This year's conference is particularly important for Somalia, as...

Al-Shabaab oo xoolo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Baxdo

BAXDO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ee maanta ay Al-Shabaab xoolo ay lahaayeen dad shacab ah ka wateen agagaarka degmada Baxdo ee gobolkaasi.   Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay tageen tuulo u dhow magaalada Baxdo, waxayna halkaas ka kaxeysteen ku dhowaad 100 Neef oo Geel ah. Oday kamid ah...

Halkee ayuu marayaa qorshaha dhimista ciidanka howlgalka ATMIS ? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wakiilka Gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef aya Muqdisho kula kulmay Safiirka Swedan ee Soomaaliya, Danjire Joachim Waern.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen wajiga 3-aad ee dhimista ciidamada ATMIS ee soo socda, xaaladda amniga iyo siyaasadda ee Soomaaliya. ATMIS ayaa la qorsheynayaa inay dalka isaga baxdo dhammaadka sanadkan 2024,...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay Ceeldheer iyo Masagawaa

MUQDISHO (SMN) - Iyadoo Roobka Gu'ga uu ka curtay guud ahaan dalka, cabsina laga qabo fatahaado iyo daadad ka dhasha ayaa hay’adda SoDMA oo ka duulaysa ka hortagga qasaaro badan oo ka dhasha xaaladaan ,sida xaaladii El-Niño oo kale waxa ay xalay Gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay Magaaloyinkii Ceeldheer iyo Masagawaa ee Gobolka Galgaduud.   Gaadiidkaan ayaa gaaraya 9...

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray magaalada Washington + Ujeedka

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Lix biloodlaha) ee IMF iyo Banging Adduunka oo socon doona muddo hal asbuuc ah.   Ka hor furitaanka shirka loo dhan yahay, wafdiga Wasiirka Maaliyaddu waxa ay maanta kulan muhiim ah la yeesheen...

Madaxweyne Xasan oo booqday qaar kamid ah xeryaha tababarada ciidamada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneraal Daa’uud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan cutubyo ku wajahan furimaha dagaalka iyo ciidamo tababar heerkiisu sarreeyo u aadaya dalka Turkiga.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ciidamada u jeediyay khudbad isugu jirtay dardaaran iyo dhiirri-galin ayaa ku...

U.S. Bolsters Somalia’s Fight Against Al-Shabaab with New Danab Commando Training

MOGADISHU, Somalia - The United States has recently demonstrated its unwavering support for Somalia's efforts to combat terrorism by training a new batch of Danab commandos.   This initiative underscores the strong partnership between the U.S. and Somalia in their joint mission to combat terrorism and enhance regional security. The Danab Brigade, a highly trained commando force of the Somali National Army...

Mareykanka oo u hambalyeeyay askarta Danab ee tababarka dhameystay

MUQDISHO (SMN) - War kasoo baxay safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in ay ugu hambalyaynayaan askarta cusub ee Danab ku biirtay kadib markii tababar dhowr bilood socday ay ku qaateen xerada Baled-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Waxay dowladda Mareykanka bogaadisay kaalinta ciidamada Danab ka qaadanayaan dagaalka Al-Shabaab, iyadoo balan qaaday inay sii wadi doonto tababarkooda iyo qalabeyntooda,...

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Xoogga dalka oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistte laba xidigle Cabdulqaadir Muxudiin Aadan ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.   Marxuumka ayaa lagu dilay agagaarka isgoyska Ex-Koontarool Afgooye, halkaas oo ay isku rasaaseeyeen ciidamo kale oo ka tirsan kuwa dowladda oo ku sugnaa halkaasi. Laba Xidigle Cabdulqaadir Muxidiin ayaa ka tirsanaa ciidamada sida gaarka u tababaran...

WARAR KALE

Xoojinta Awoodaha Taakuleynta Ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Brigadier General Elio Manes, Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-Somalia, ayaa booqday Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ee Villa Baidoa, isaga oo...

EUTM-Somalia Mission Force Commander Visits SNAF Sustainment Command at Villa Baidoa, Reaffirming EU Partnership

MOGADISHU - Brigadier General Elio Manes, Mission Force Commander of EUTM-Somalia, visited the Somali National Armed Forces (SNAF) Sustainment Command at Villa Baidoa, reaffirming...

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...