Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay Bakool

WAAJID (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya.   Howlgalladan ayaa si gaar ah uga dhacay duleedka degmada Waajid, waxaana lagu beegsaday goob ay isku uruursanayeen Al-Shabaab. Qoraal ay daabacday warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi jab culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, isla markaana ciidamada ay soo bandhigeen...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda Britain + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta Sir Philip Barton.   Kulanka ayaa waxay labada dhinac kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga faca-weyn ee ay wadaagaan Soomaaliya iyo UK, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu...

Somali to formally cement its EAC membership with Treaty ratification in Tanzania

MOGADISHU, Somalia - Somalia President Sheikh Mohamud is today expected to deposit the country’s instrument of ratification on the accession of the treaty to the EAC marking the final stage towards becoming a full member.   The ceremony will be held in Tanzania. Somali’s accession process began in on December 16, 2023, with the signing of the Treaty in Uganda in an...

Somali army continues anti-al Shabab Ops in Jubland for 3rd day

KISMAYO, Somalia - The Somali army with the support of Jubaland regional troops carry out an Operation for the third day in a row in the Lower Jubba region.   The joint forces killed 35 members of Al-Shabaab in the areas of Musa Haji, Malaylay, Turdho, Bahar Saaf, and other areas where Al-Shabaab was manning key bases. A statement issued by the...

DF Soomaaliya oo maanta gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista EAC

ARUSHA (SMN) - Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Urur Gobolleedka Bariga Afrika.   Heshiiskan waxaa la filayaa inuu gudooomi doona Xoghayaha Guud ee Urur Gobolleedka Bariga Afrika EAC. Wafdiga Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiirka Ganacsiga Mudane Jibriil Cabdirishiid Xaji Cabdi, Wasiirka Warfaafinta Mudane...

Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax khasaare gaystay oo barqadii maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa ciidamo ka tirsan kuwa dowladda lagula eegtay xaafadda Shaaciye ee degmadaasi, sida ay Shabelle u sheegeen goobjoogayaal. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxaan ku dhaawacmay ugu yaraan 4 qof oo uu...

Kenyan police kill 5 al-Shabab terrorists in border region

NAIROBI - Kenyan police on Saturday killed five al-Shabab terrorists and arrested four others in a security operation in Garissa County near the border with Somalia.   The police said the four suspects were arrested from their hideout in the Fafi area where the security forces recovered two PKM machine guns, six AK47 rifles, and several improvised explosive devices making materials. According...

Ciidamada Puntland oo qabtay shabakad ka tirsan Al-Shabaab + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Ciidamada booliska Puntland ayaa xalay magaalada Garoowe ku qaybtay shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo qalab u siday kooxda, sida lahu sheegay warbixin kasoo baxday booliska.   Shabakaddan oo ka kooban 5 qof ayaa waxaa sidoo kale agu qabtay qalab ay u wadeen Al-Shabaabka ku sugan dhulka buuraleyda ee Puntland. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Qeybta...

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin oo kulan la yeelatay safiirka Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo booqatay Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa la kulantay bSafiirka ufadhiya dalka  Amb.Axmed Jumca Al-Rumeysi.   Ugu horeyn Guddoomiye Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka Carabta uga tacsiyadeeysay  saraakiishii ku geeriyootay weerarkii argagixisanimo ee 10- febraayo 2024 kadhacay Xerada Gen.Gordan...

Maydka gabar si arxan darro ah loo dilay oo laga helay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa maydka gabar yar oo xalay laga helay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.   Gabadha oo uu jirkeedu ka muuqday nabaro xoogan oo loo gaystay ayaa maydkeeda laga helay xaafadda Horseed ee magaaladaasi oo sidoo kale xarun u ah gobolka Nugaal. Ma cadda sababta loo dilay gabadha yar, waxaan haatan socda baaritaano dheeraad ah...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...