WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Biixi oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo...

TOOS:- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir iyo kiiska SAYID-CALI.

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta fadhi labaad ka yeelatay kiiska loo haysto Sayid Cali Macallin Daa'uud.   Ninkan oo ay...

Wararkii ugu dambeeyay hoobiye ku dhacay guri u dhow Madaxtooyada

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya hoobiye la sheegay inuu xalay ku dhacay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.   Hoobiye...

Madaxweyne Xasan oo kulan sagootin ah la qaatay Catriona Lainga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada...

Nabad-sugidda oo howlgal dad lagu soo qab-qabtay ka sameysay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Ciidanka Nabad-sugidda maamul goboleedka Jubbaland oo howlgallo culus ka sameeyay magaalo xeebeedka Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay darawallo isticmaalayay sharciyo gaadiid...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka QM + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee...

Ciidamada Jubbaland oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka GEDO

DOOLOW (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Jubbaland ay qaadeen howlgallo ka dhan Al-Shabaabka ku sugan...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo shir muhiim ah uga qayb-galayo dalka Gambia

BANJUL (SMN) - Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Caasimadda Gambia ee Banjul, halkaas uu kaga qeyb-galaya Shir...

Sarkaal ka tirsanaa Booliska Somalia oo lagu dilay toogasho ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Sida ay ilo xog-ogaal ah u xaqiiyeen Shabelle nin ku hubeysan Bastoolad ayaa toogtay Aadan Biit oo ahaa sarkaal ka tirsan...

WARAR KALE

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...