Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka jirto abaar ba’an oo saameyn ku yeelatay...

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Golaha Wakiillada Galmudug oo soo xiray tababar laba maalmood socday oo loo qabtay Xildhibaannada...

Dhuusamareeb – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur, oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdulqaadir Axmed Cali, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad,...

Guddoomiyaha SoDMA oo COP31 kaga hadlay saameynta isbeddelka cimilada iyo barakaca dadka

Antalya, Türkiye – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qeyb galay dood ka dhacday xarunta Urur-goboleedka IGAD ee...

Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Sare oo ka qeyb galay kulanka Baarlamaannada Adduunka ee COP31

Antalya, Türkiye – Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Samsam Daahir Maxamuud iyo Saciid Cabdi Xuseen Cawke, ayaa ka qeyb galay...