Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ugu Yaraan 17 Muhaajiriin Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Algeria

ALGERIA - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Danjire Yuusuf Axmed Xasan, ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 17 muhaajiriin Soomaali ah ay dhinteen ka...

Kheyre oo Dowladda ku Eedeeyay Siyaasadeynta Ciidamada Qalabka Sida

Muqdisho — Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, isagoo ku eedeeyay...

Maxkamad ku taal Minnesota oo xukuntay nin rabay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya

St. Paul, Minnesota — Maxkamad federaal ah oo ku taalla magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ayaa xabsi dhan 8 sano iyo bar ku...

Soomaaliya oo dib u soo celisay 174 tahriibayaal ah oo laga soo saaray Liibiya

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii dib ugu soo celisay dalka 174 dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa, kuwaas oo laga soo saaray xabsiyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo si rasmi ah u daahfuray Mashruuc cusub

Muqdisho, Khamiis, 23 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca...

Ciidamo taabacsan Lafta-Gareen oo isku dhiibay Maamulka Jubaland

DOOLOW - Ciidamo aad u badan oo taabacsanayaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle oo ay ku...

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

Muqdisho - Waxaa Kulan Albaabada u xiran yahay uu guriga uu magaalada muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ku yesheen Mucaaradka & Safiirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa naga go’an in badda Soomaaliya laga dhigo laf-dhabarta dhaqaalaha dalka

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay xoogga saarayso horumarinta badda si ay u noqoto laf-dhabarta kobaca dhaqaalaha dalka. Madaxweynaha...

Faarax C/qaadir oo sheegay in baahi loo qabo nidaam qaran oo xogta waxbarashada lagu...

MUQDISHO — Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa ku baaqay in la sameeyo manhaj qaran oo mideysan iyo nidaam adag oo lagu hubinayo...

Soomaaliya oo ku biirtay cambaareynta weerarrada Iiraan ee dalalka Carabta

MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay cambaareynta dalalka Carabta ay u jeediyeen weerarro la sheegay in Iiraan ay ka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee OIC

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee...

Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaankii awood-qaybsiga beelaha

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaankii awood-qaybsiga ku salaysnaa beelaha Soomaaliyeed.   Madaxweynaha ayaa...