Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyeyaasha NISA iyo kan ciidanka Booliska oo kulan amni ku yeeshay Baydhabo

Baydhabo - Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qayb-galay dib-u-hawlgelinta xarunta CEN-SAD ee Tripoli

Tripoli - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya...

Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed munaasabadda 66-guurada

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray dhammaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda iyo guud ahaan qaybaha...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo hambalyo u diray Madaxweyne Geelle dib-u-doorashadiisa

Addis Ababa - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hambalyo diirran u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, H.E. Ismaaciil Cumar Geelle, kaddib...

Uganda oo Turkiga ka dalbatay $1 billion haddii kala Ciidanka kala baxayso Soomaaliya

Kampala – Taliyaha Ciidamada Uganda, Gen. Muhoozi Kainerugaba, ayaa si adag ugu hanjabay dalka Turkey, isaga oo ku eedeeyay in uu ka faa’iideystay xaaladda...

Aragtida Shacabka: “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo saarayana cid gaar ah ayuu ku...

MUQDISHO - Shacabka ku nool Muqdisho qaarkood ayaa fekerkooda ka dhiibtay shidaalka Turkiga uu ka qodayo xeebaha dalka Soomaaliya.   “Madaxweyne Shacabkiisa barakiciyey shidaalka uu soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay isimada Puntland

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay ka mid yihiin...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ugu hanjabay Turkiga inuu xiriirka u jari doono muddo 30...

KAMPALA – Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo saaray digniin culus oo uu ku hanjabay in dalkiisu uu xiriirka diblomaasiyadeed u...

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya oo gacanta ku dhigay tuk-tuk lagu soo raray walxaha qarxa oo...

MUQDISHO – Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii magaalada Muqdisho ku qabtay tuk-tuk ay ku raran yihiin Hoobiyeyaal iyo walxaha qarxa oo...

Guddiga Doorashooyinka Jabuuti oo ku dhawaaqay natiijada doorashada

Jabuuti – Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ku dhawaaqay in doorashada madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday uu ku guuleystay Ismaaciil...

WARAR KALE

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...

OIC Reaffirms Support for Somalia’s Sovereignty and Territorial Integrity

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Ali held a phone call with the secretary-general of the Organisation of Islamic Cooperation, Ismail Ould Cheikh...