Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka dalka Kenya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen...

Madaxweyne Farmaajo oo xayiraad ku soo rogay hay’adaha dowladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer...

R/W Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Ciidul Fidriga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. “Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid General Subxaanyo

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid AUN General Cabdulqaadir Cali Diiriye (General Subxaanyo) oo...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta Keydka Daawada Somalia

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada...

Janaraal Xuud oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Janaraal Abuukar Warsame Xuud oo uu la socdo taliyaha ciidamada dhulka ee milatariga Soomaaliya Janaraal...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay degmada Xamarweyne + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax duhurnimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Xamarweyne ee gobolka...

Faah faahino kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay degmada Balcad

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka qarax khasaare geystay uu ka dhacay degmada Balcad, kaas oo...

WARAR KALE

Somali PM Hamza Bids Farewell to Outgoing UN Special Representative Catriona Laing

MOGADISHU, Somalia - On May 4, 2024, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, held a farewell meeting...

Deputy Prime Minister of Somalia Attends OIC Summit in Banjul

Banjul - The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Salah Ahmed Jama, recently arrived in Banjul, The Gambia, to participate...