Milkiilaha xarunta Bushimaha lagu wayneeyo oo war cusub soo saaray
Milkiilaha xarunta Obesity Centre ee lagu wayneeyo Bushimaha & qeybaha kale jirka, sida Barida Dr. Kamaaludiin Cabdicasiis ayaa shaaciyey in si KMG ah loo...
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ‘isku soo dhiibay’ ciidamada dowladda
Cali Ibraahim oo muddo dheer Al-Shabaab u qaabilsanaa caafimaadka gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay ciidamada Gorgor ee ka howl-gala deegaanada maamulka Galmudug.
Sarkaalkan oo...
Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladaha cudurka Covid-19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 97 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii...
Askar ka tirsanaa ciidamada dowladda oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa lag helayaa dil xalay ka dhacay degmada Kaaraan, kaas oo loo geystay askar ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka...
Ciidamadii ugu dambeeyey ee dalka Mareykanka oo ka baxay Afghanistan
Ku dhawaad 20 sano kadib markii Mareykanku ciidamo u diray Afghanistan si ay uga dabatagaan argagixisadii qorsheysay weerarradii 11-kii Sebtember 2001, ciidamada Mareykanka ayaa...
Rooble oo amar ku bixiyey in la hakiyo kiraynta xarunta Tiyaatarka Qaranka
War Saxaafadeed
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda...
Maxay ka wada-hadleen R/wasaaraha Soomaaliya iyo musharixiinta?
Ra’iisul Wasaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid...
Dar es Salaam shooter was on ‘revenge’ after police allegedly took his gold-source
The 30-year-old man who killed four security officials near the French embassy in Dar es Salaam was a gold dealer on a supposed revenge...
Somalia: Arson attack destroys Red Crescent clinic
The International Committee of the Red Cross (ICRC) and the Somalia Red Crescent Society (SRCS) are dismayed by Saturday’s arson attack on the Bardere...
Meydka Soomaaligii weerarka ka geystay Tanzania oo la aasay
Meydka Xamsa Maxammed, oo ku dhintay is -rasaaseyn dhexmartay booliska Tanzania iyo isaga, ayaa lagu aasay magaalada Dar es Salaam habeenimadii Axadda.
Meydka ayaa la...













