Muxuu Cali Guudlaawe ka yiri arrimaha doorashooyinka dalka ee billowday?
Madaxweynaha maamul goboleedka Hrshabeelle Cali Guudlaawe oo shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in dhawaan si rasmi ah...
Puntland oo wada dadaallo looga hortegayo dagaal beeleedyada Nugaal
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal beeleed gelinkii dambe ee shalay beelo walaalo ah ku dhex maray deegaanka saax-maygaag oo kuyaalla...
Xubin katirsan Daacish oo xukun 10 sano ah lagu riday
Cabdisamad Ibraahim Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016.
Cabdisamad...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar
Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Sool
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay iska hor-imaad hubaysan oo maanta ka dhacay nawaaxiga tuulada Saax-Maygaag oo u dhexeysa Birta-dheer iyo degmada Boocame.
Labo...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne
Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay kala qaadaan ciidammadii is diidanaa ee isku hor fadhiyay magaalada Baledweyne.
Todobaadkii hore ayey...
Gabdho ka mid noqonaya Ciidanka Haramcad oo tababar loo soo xiray
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo...
Aqriso: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabis sameeyey
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Ceyn ee Puntland.
Madaxweyne ku xigeenka...
Network of Somali lawyers trained to defend journalists and news media organisations launched
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in cooperation with the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO) is proud to announce the...
Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey dagaalyahanada Al-Shabaab iyo ciidanka Koonfur Galbeed oo saacadihii la soo dhaafay...














