Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa magaalada Muqdisho oo furay waddo u xirneyd arrimo amni

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku sameeyay dhismaha Wadada dheer ee degmada...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Buurhakaba

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Buurhakaba...

Maxay ka wada-hadleen dowladaha Soomaaliya iyo Qatar?

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa wada-hadallo dhanka  taleefanka ah la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Qatar, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaas...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah...

Ciidamada Puntland oo howl-gal ka fuliyey buuraleyda gobolka Bari

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee...

US does have troops in Somalia and Yemen, contrary to Psaki and Sullivan

White House press secretary Jen Psaki falsely claimed the United States does not have any troops in Yemen or Somalia while defending the full...

Al-Shabab leader surrenders in central Somalia amid operations

Somali National Army (SNA) confirmed Tuesday a senior al-Shabab leader surrendered to the government forces in the central town of Dhusamareb, the capital of...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddiyada qaabilsan doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay guddiyada doorashooyinka ee heer federaal, heer dowlad goboleed iyo kan xallinta khilaafaadka, wuxuuna...

MW Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga maanta ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya...

Golaha abwaanada oo soo dhaweeyey go’aankii ka soo baxay RW Rooble

Golaha abwaanada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa'id u qabtay wariyeyaasha ka howl-gala magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyey amarkii ka soo baxay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya...

WARAR KALE

Somalia’s President Hassan Sheikh Calls for Unity As He visits Galkayo City

GALKAYO, Somalia, Aug 17 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud called on residents of the divided city of Galkayo to strengthen peace and reconciliation...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey Gaalkacyo

Gaalkacyo, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay isku soo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo hooyadiis

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda...