Talyaaniga oo bad-baadiyey 539 qof oo tahriibayaal ah
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda Lampedusa.
Kooxaha badbaadiyaasha ayaa sheegay...
Ciidamada ammaanka oo xalay ‘nin hubeysanaa’ ku toogtay Muqdisho
Warardheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ka sameeyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Howl-galkan ayaa waxaa lagu...
Marwada koowaad ee dalka oo xarigga ka jartay isbitaalka Baraawe
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida...
Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Xuddur
afdigaan heer Wasiir ah oo lagu soo dhoweeyey magaalada Xuddur ayaa waxa horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Ibraahim Lubuur...
Two pirate attacks off Somalia this year
Days ahead of a reduced Indian Ocean high-risk piracy area (HRA) announcement, the motor vessel (MV) Anatolia was attacked by pirates off Somalia.
The EU...
Midowga Yurub oo faah faahiyey weerar ay fuliyeen burcad-badeeda
Ciidanka la dagaalanka burcad-badeedka Midowga Yurub ayaa sheegay in weerar labaad oo lagu qaadey Markab ganacsi inuu ka dhacay bishan gudaheeda xeebaha dalka Soomaaliya.
War...
Wararkii ugu dambeeyey kiisaska Covid-19 ee deegaanada Somaliland
Waxaa dhawaanahan Somaliland laga dareemayey sare u kaca kiisaska cusub ee cudurka safmarka ah ee Covid-19 iyadoo horraan loogu dhawaaqay in wax kiisas cusub...
AMISOM oo shir ka yeelatay dardar-gelinta howl-gallada Soomaaliya
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan Ciidanka Xoogga...
Itoobiya oo war ka soo saartay colaadda Soomaalida iyo Canfarta
Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa bilowday dadaal ay ku joojineyso dagaalka maalmihii u dambeeyey Soomaalida iyo Canfarta ku dhexmarayey Galbeedka Gobolka Siti.
Xukumadda Addis Ababa...
Muxuu yahay heshiiska ay gaareen Puntland & dowlad deegaanka?
Maamulka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ay yeesheen waxay heshiis kaga gaareen arrimaha amniga iyo ganacsiga, sida lagu sheegay war murtiyeed...













