Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka magaalada Beledweyne
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal laga dareemayo deegaan u dhow magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi.
Xiisadan ayaa waxa ay...
Maxkamadda Mudug oo xakun ku ridday nin dil ka geystay gobolkaasi
Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa soo gaban-gabeysay fadhiyo dhowr ah oo ay ku dhageysatey dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cabdikariin Muxyadiin Cali...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland kadib safar...
Uganda says foils attack on ‘Lion of Mogadishu’s funeral
Uganda said Friday it had foiled a suicide bomb attack against the state funeral of a top police and army commander who led a...
Saraakiil ka mid ah HirShabelle oo qaatay tababar la xiriira sharciyda
Konton iyo lix sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar socday muddo shan maalmood ah,kaas oo ku saabsanaa ilaalinta sharciga...
Maamulka degmada Yaaqshiid oo gacanta ku dhigay rag hubeysan
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay maamulka Yaaqshiid iyo ciidamada Booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ka sameeyeen gudaha degmadaasi.
Howl-galka oo...
Lafta Gareen oo war kasoo saaray geerida Maxamed Sheekh Madoobe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...
Al-Shabaab oo dib ula wareegtay deegaano ku yaalla gobolka Mudug
Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, xoogaga Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo...
Two gunmen killed in Wajir shootout
Two gunmen were killed in a police shootout at Dadajabula area, Wajir county, on Tuesday.
Police recovered four AK47 rifles and over 300 bullets.
Among those...
Somalia launches cross-border trade portal
Somalia has set up a trade information portal to facilitate cross-border trade and provide businesses with a transparent environment.
The portal, launched on Wednesday, is...














