Somali army says repulses Shabab attacks on 2 bases
The Somali National Army (SNA) said Friday that its forces foiled two attacks by Shabab militants on its two bases in southern Somalia.
The SNA...
Shirka arrimaha doorashooyinka oo ka furmay magaalada Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa mudada uu socdo diirada...
Madaxweyne Saciid Deni oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, iyada oo lagu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde.
Deni ayaa ka...
Taaliban oo laga dilay 15, lagana qabsaday saddex degmo
Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi maalmo uun...
Shirka golaha wada-tashiga qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Kulankan oo uu shir guddoomin doono...
Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimeyaal cusub
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 24 ee 19ka August 2021, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo.
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay: ...
Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday baarlamaanka Nova Scotia
Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada...
Puntland oo beenisay in gaadiidka lacago looga qaado Boosaaso
Gaanshaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ah taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari ee Puntland ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsan...
Maxay Ilhaan Cumar ka tiri xaaladda dalka Afghanistan & isbedalka ka dhacay?
Daad-gureyn ballaaran ayaa ka socota Afghanistan ka dib markii horraantii toddobaadkan ay xoogagga Taliban la wareegeen talada dalkaas. Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in saraakiisha...
Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho
Maalinta berri oo Sabti ah ay ay ku beegantahay 21-bisha ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo...















