Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kulan looga hadlay arrimaha dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Kulankaan oo loo qabtay qeybaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 3-cisho...

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay gobolka Jubbada Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM saacadihii...

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee shirka golaha wada-tashiga qaran

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu maalinta Sabtida...

MW Farmaajo oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wafdiga Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda...

Suicide attack in Somali capital kills at least 2

At least two people were killed and several others wounded today in a suicide bomb explosion in the Somali capital Mogadishu, an official said, Anadolu reports. The...

Kenya refunded cash for troops in Somalia Shabaab war

Reimbursements to Kenya for troops fighting Al-Shabaab militants in Somalia for the last financial year surpassed the target after the European Union (EU) and...

UN calls for protection of aid workers amid crisis in Somalia

The United Nations on Thursday called on all parties in Somalia to protect humanitarian workers who provide life-saving assistance to vulnerable persons in the...

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + khasaaraha

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee...

Madaxweyne goboleedkii ugu horreeyey oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Socdaalka Lafta Gareen ayaa ah ka qeyb-galka...

Dibad-bax looga soo horjeedo ciidanka AMISOM oo ka dhacay Muqdisho

Boqlaal dadweyne ah ayaa maanta Muqdisho ka dhigay dibad-bax looga soo horjeedo dil ay dhowaan ciidamada AMISOM dad shacab ahaa ugu geysteen gobolka Shabeelaha...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo hooyadiis

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee AfCFTA

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Wamkele Mene, Xoghayaha Guud...

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo shaqo siisay hooyada ardaygii kaalinta koowaad ka...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...