Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaa howl-gal qorsheysan oo saaka ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen duleedka degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan.
Howl-galka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulamo ka wada magaalada London
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee Sanduuqa...
Waddada isku xirta Jabuuti iyo Itoobiya oo la xanibay + sababta
Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muxumad Cumar ayaa sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo isku...
DF Soomaaliya oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...
Somalia’s Jubbaland state to elect senators on Thursday
Somalia's Jubbaland state will finally vote for senators on Thursday, a process which will kick-start the twice-delayed electoral season in the country.
The decision came after Jubbaland...
Ethiopia’s Somali region says town attacked, amid new local flare ups
The local government in Ethiopia’s Somali region said on Tuesday militia from the neighbouring region of Afar had attacked and looted a town, the...
AMISOM hands over new police station at Baidoa Airport
The African Union Mission in Somalia, AMISOM, has handed over a new police station constructed to bolster security at Shati Gaduud Airport Baidoa, in...
Female Somali Boxer at Olympics Motivates Upcoming Somali Boxers
Somali boxer Ramla Ali was defeated at the Tokyo Games Monday, but she still made history as the country's first Olympic boxer. VOA speaks...
Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo qalab lagu wareejiyey
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo isugu jira sanduuqii lagu...
Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Koonfur Galbeed
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Lafta...















