Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Filish iyo Siidii oo AMISOM kala hadlay dhacdadii Shabeelaha Hoose

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si...

Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada Golaha Aqalka Sare

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koofur Galbeed Mudane...

Canada oo sheegtay inay qaadaneyso 20,000 oo qaxooti ah

Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda ururada haweenka, shaqaale dowladeed...

Lafta Gareen oo dhammeystiray liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee ka imaanaya deegaanada...

MW Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Marxuum Cabdullaahi Abyan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Guddoomiyihii guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa vaawa magaaladda Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ku geeriyooday Gudoomiyihii Gudigga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal, Marxuum Cabdillaahi Abyan...

Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee Barlamaanka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu...

Saciid Deni oo la kulmay guddiyada doorashada & xubnaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay casho shafat xarunta madaxtooyada ee Garowe ugu sameeyay guddiga doorashadda heer Federaal kan dowlad goboledka ee...

Soomaaliya oo kor u qaadeyso dadaallada tallaalka ee Covid-19

Soomaaliya ayaa ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J, oo ay ku deeqday Mareykanka,...

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaas oo lagu soo warramayo in lala eegtay ciidamada Jubbaland. Qaraxa ayaa...

WARAR KALE

Somalia Receives Credentials of New Omani Ambassador After Embassy Reopens in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Sunday received a copy of the credentials of Oman’s...

Minister of Defence and British Ambassador Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU - The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, met today with the British Ambassador to Somalia,...

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...